Find shops in Mogadishu. Listings include Yalla habibi, Buun studio, Abdi salan dhabareey, Aarif designer, Mideeye Online Store, HoyKaab.
Is your new way of life combining payment 💱, booking/reservation e-commerce & productivity in all in one Click product & service platform.
Yalla Habibi wa Dukan kabaha dumarka iyo boorsoyinka waxu kuyaala xamar weyne city mall dukanka 12
Buun Studio – Social Media Management & Media Production. Elevate your digital presence with us! 🎥📸 #BuunStudio
kuso dha woow sahal crypto exchange waxad nagala so xariiri karta whatsap lanbarkan hos ku qoran +252611444400
had iyo jeer qosol iyo qaraaxo iga suga qaraabo
waxaad naga heli kartaa alaabo kala duwan sida 1.Cosmatics 2.Electronics 3.qalab ka jimicsiga macaamiil ka adeego Farhan Online Market
MAKKA BEAUTY COSMETICS ONLINE MARKET Ku Soo Dhawoow Gacmo Furan Si Kal iyo Laab ah Waxaan Si Online ah kuugu Soo Adeegaynaa Meeshad Joogtid Gurigaaga,Goobtaada Shaqo iyo Meel kasto...
KUSOO DHAWADA SUUQA DOOG ONLIANE MARKET KU ADEEGO SI ONLINE AH FADHIGAAGA AYA LAGUGU ADEEGAYAA MEEL WALBOO ADIGOO JOOGA DAG DAGSIIMO IYO ADEEG HUFAN.. TEL.061117440/061663313/06121...
ku so dhawoow mideeye online store! 🎉 waxaan ku faraxsanahay inaad nagu soo booqatay boggeena rasmiga ah. halkan waxaad ka heli kartaa alaab tayo sare leh oo electronics iyo cosme...
Asma Collection – Saliido Dabiiciga & Shopping &Quruxda Gurigaaga! ✨🌿 🌸 Saliido Herbal ah – Daryeel dabiici oo cajiib ah! 💎 Barfuunyo Udgoon Leh – Xulasho heer sare ah. 🏡 Qurxin G...
waa hoyga qurxinta guryaha iyo xafiisyada waxaad ka heleysaa alaabaha lagu qurxiyo guryaha xafladaha
iibso iska iibi qalab waliba Aad Heysato Oo beec urabto Mahadsanidiin
HoyKaab waxaa kuugu diyaara agabka Guryaha gaar ahaan agabka Jikada, Jumlo iyo Tafariiqba.
Si fudud Ku dukaameyso adigoo joogo gurigaaga ama goobtaada shaqo. Hilaac Market, adeegaha bulshada
HALKAN WAXA KALA SOCON KARTAA WAXYABAHA KACUSUB BULSHADA
Contacts +252 611209060 +252 614777312 +252 614477912 +252 618407787