Find shops in Mogadishu. Listings include Originals Online Market, Xamar online Business, Xarunta Sunna Daawo Dhireedka & Toobinka مر كز سنة لطب الا عشاب و الحجامة, Darmaan, Qeysar_Official, Muscab yare.
Sheikh nuur online waa suuq badeecadada kuu iib geynayo badeecoyin kalane aad ka heleysid adeeg aad ku qanci doontid amano aas kala kulmi doontid
online business deals with women's dresses such as drinks and similar products
Waa goobta isku xirta warshadaha, ganacsatada iyo iibsadayaasha.
Waa Suuq Online ah ,Aad ka Iibsan karto, Ku iibinkarto, Wax Walba oo aad heysato
Kusoo dhawoow akram online cosmatic waxaad ka heli kartaa Dhamaan agabka ay isku qurxiyaan Haweenku sido kale perfonms origanal ah sido kale Daawooyin Dabeecu ah
kusoo biir beegka duqaan online market u adeegaha dadweynaha si degdeg ah ka dalbo waxa lagugu keena
TAYADU WAA AHMIYADEENA UGU SAREYSO.
Wadku mahad san tahy macamil xirir kaga fadlan maxaan kaa caawimaa�
Waa Suuq Online ah oo aad ka iibsan karto badeecooyin kala duwan oo casri ah. Fadlan booqo http://fa
Hilaac online marker waxan iibinaa alaabo Tayo leh Dabiici ah Wixii faah faahinn ah Nagalasoo xiriir Tell: 0618345477
Waa Page hab Online ah wax loogu iibiyo waxaad ka heli karta alaabo kala duwan.
fast online market ka dalbo adigoo gurigaaga iyo goob kasto ku sugan hadda dalbo oo isla hadda hel
waxan naga helikartaa wadada Makkah al-mukaramah,Shaqaalaha waxaan kudhagannahay Hotel Mubaarak , ama kasoo horjeedka Durdur Hospital
Run sheeg wuxuu idiin kugu adeegayaa idinkoo gurigiina fadhiyo laidiin keenayaa shey kasta ood ka dalbato ka soo dhawaada dharka ciida waa diyaar yaan lagaa dhameysan
general business for goods and services
E-beec online electroncs shop waa dukaan lagu iibiyo electronics nuucyaddiisa kala duwan taasoo lagaaga iibinayo qiimo kuraali geliya.