Maarplus
30/05/2026
✨ MAARPLUS – More Than a Brand, A Vision for the Future
Maarplus waxaa la aasaasay si loo fududeeyo nolosha dadka Soomaaliyeed iyadoo la isku xirayo adeegyada maaliyadda, safarka, gaadiidka, iyo fursadaha ganacsi ee casriga ah.
Waxaan aaminsanahay in tiknoolajiyadu ay tahay furaha koboca bulshada iyo ganacsiga. Sidaas darteed, Maarplus waxay u taagan tahay kalsooni, hal-abuur, iyo adeeg tayo sare leh.
🪙 Our Mission:
Inaan dadka iyo ganacsiyada ku xidhno xalal fudud, ammaan ah, oo la isku halayn karo.
🌍 Our Vision:
Inaan noqono hormuudka adeegyada casriga ah ee Soomaaliya, annagoo dhiseyna mustaqbal ay fursaduhu u siman yihiin qof walba.
💡💱 Maarplus – Empowering People, Connecting Opportunities.
Dabiici ayaa Dawo ah!
Click here to claim your Sponsored Listing.
Website
Address
Maka Almukaram
Mogadishu