Asma Collection

Asma Collection

Share

19/03/2026

Macmiisha qaaliga ah ee Asma Herbal Oil 💖
Waxaan idiin rajaynaynaa Ciid Mubarak farxad leh 🎉
Ilaahay ha idinka aqbalo cibaadadiinii, hana idinka dhigo kuwa farxad iyo barwaaqo ku gaara maalintan qiimaha badan.
Mahadsanidiin kalsoonida aad na siisaan mar walba, waxaanan rajaynaynaa in aan sii ahaano qayb ka mid ah quruxdiina iyo daryeelkiina 🌿✨
Ciid Mubarak dhammaan macaamiisheena sharafta leh! 🎊

20/02/2026

Macamisha sharafta Ieh jimco wangsan Ramadan mubarak

Want your business to be the top-listed Shop in Mogadishu?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Category

Website

Address


Mogadishu