Isha wararka

Isha wararka

Share

02/11/2022

Cabdullaahi Cali Jaamac oo ah wiil agoon iyo rajay ah, ka go'ay gacan iyo xaniin oo yaallo Isbitaalka Somali Sudanese, dhakhaatiirtuna caddeeyeen inaan dalka waxba looga qaban karin oo xaaladdiisu adag tahay ayaa ka mid ah dadka ay ka tagi rabto diyaarad dhawaan kasoo dagi rabto garoonka Aadan Cadde.

Sidoo kale dadka laga reebi rabo waxaa ku jira hooyo dhaawac halis ah gaaray oo ka go'ay mid ka mid ah horaadkeeda, waxeyna Wasiirro ka tirsan xukuumadda rabaan in ay saartaan eheladooda oo dhaawac fududud ah, saraakiil iyo masuuliyiin, kuwaas oo awoodo qarashaadka diyaaradda iyo daawada.

Aan ka dhiidhino falkaan musuqa ah oo gaarsiino madaxda dalka si diyaaraddaas loo saaro dadka mudan oo ay ugu horreeyaan shacabka qaba dhaawacyada halista ah.

13/10/2022

Asc

21/12/2021

True

10/12/2019
Want your business to be the top-listed Media Company in Parow?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Website

Address


Parow