SOMALi community Development

SOMALi community  Development

Share

16/02/2026

BAAQ RASMI AH

​ Guddiga Fulinta ee Jaaliyadda Mudulood ee Western Cape

UJEEDDO: Beenis iyo Caddeyn Hoggaan
​Guddiga Fulinta ee Jaaliyadda Mudulood ee gobolka Western Cape, isagoo matalaya odayaasha, culimada, iyo ganacsatada, wuxuu halkaan ka caddeynayaa qodobbada soo socda:

Aqoonsiga Hoggaanka: Waxaan si buuxda u xaqiijinaynaa in Ugaas Qadar uu yahay guddoomiyaha sharciga ah ee beesha Mudulood ee Western Cape, kaas oo xilka loo igmaday sannadkii 2025.

Beenis Sheegasho: Waxaan bulshada la socodsiinaynaa in qoraalka uu baahiyay shakhsiga lagu magacaabo "Daahir Nawaaf" uu yahay been abuur aan sal iyo raad lahayn. Ma jirto cid dooratay ama xil u dhiibatay shakhsigaas, wuxuuna u hadlaa oo kaliya isaga naftiisa.

Digniin Safaaradda: Waxaan uga digaynaa Safaaradda Soomaaliya ee South Africa iyo hay’adaha kaleba inay ka fogaadaan cid kasta oo sheeganaysa hoggaan aan loo dooran si looga baaqsado jahwareer iyo faragalin aan loo baahnayn.

Baqaan Midnimada: Waxaan jaaliyadda ugu baaqaynaa inay dhowraan midnimada, wixii khilaaf ahna loo gudbiyo odayaasha beesha ee la shaqeeya hoggaanka rasmiga ah.

​Mahadsanidiin.

25/11/2025

20/11/2025 Waa xafald Dhirigalin loogu sameynaye abukaate cali qadaye Gabdhaha somaaliyeed wexey astaan uyihiin marwalba hormarinta nolasha wexyn dhiirigalin joogto usameeyaan qofk walbo oo hormar rabo

24/11/2025

20/11/2025

24/11/2025

20/11/2025 xaflad casho sharaf dhiirigalin oo uuso Qabanqaabiyay Gudoomiyaha jaaliyada mudulood waxaa lagu Qabtay magaalo xeebeedka cape town south africa

24/11/2025
Want your organization to be the top-listed Non Profit Organization in Cape Town?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Telephone

Website

Address


145 Voortrekker Road, Bellville
Cape Town
7530