Arsenal Somali Fans

Arsenal Somali Fans

Share

Photos from Arsenal Somali Fans's post 14/07/2026

📲 Riccardo Calafiori on Instagram. 🥲🇧🇪

Photos from Arsenal Somali Fans's post 13/07/2026

🚨⚪️⚫️ BREAKING: Leandro Trossard to Besiktas, HERE WE GO.✅ []

Sidoo kale Trossard ayaa beri ka dagi doona magaalada Istanbul. [ Sabuncouglu]

Tan ayaa ka dhigan in lafilayo inay Arsenal dhammaystirto heshiiska Tzolis asbuucan gudihiisa.👀

-Ahmed Abdishakur

12/07/2026

🚨 Declan Rice ayaa ku sumooday cunto uu cunay isagoo 3 beri sariir saarnaa sida uu xaqiijiyay tababare Thomas Tuchel.

Declan Rice ayaa sidoo kale maalmahanba ku ciyaaraayay dhaawac hamstering oo dhinaca bowdada ah.

Rice ayaa noqday mid kamid ah ciyaartoyda ugu muhiimsan England hadiiba uuusan ahayn midka ugu muhiimsan isagoo xulkiisa geeyay wareega Semi-Final-ka koobka adduunka.🔴⚪️

12/07/2026

🚨 BREAKING: Arsenal waxay isku dayaysaa inay dhammaystirto heshiiska Julian Alvarez kahor inta aan la gaarin kulamada isku diyaarinta xilli ciyaareedka cusub (Pre-season-ka)maadaama uu hadda hoos u dhacay tartankii loogu jiray ciyaaryahanka.🔴⚪

[]

Abdirahman Nor ✍️

Want your business to be the top-listed Advertising & Marketing Company in Mogadisho?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Telephone

Website

Address


Mogadisho