OGAAW

OGAAW

Share

Photos from OGAAW's post 03/07/2025

Jamaal waa Wiil yar oo agoon ah oo kunool Muqdisho Labada kelyood waa fariisteen oo shaqadii ayey joojiyeen sidoo kale Xiniyaha ayaa waxaa kasoo baxay nabar weyn sidaad ka aragtaan.

Jamaal waa 13 jir aan wax macsi ah samayn balse tan waa mid Ilaahay Subxaanahu watacaalaa inaku fiirinaayo bal sida aan isugu naxariisano, Wiilkan yar xaaladiisa waa mid quus ah sida Hooyadiis sheegtay dalkana waxba loogama qaban karo.

wiilkan yar hala caawiyo fadlan postigana meel dheer gaarsiiya. kala xiriir Numberka Hooyadiis.
252615712463 - Nuurto Shariif Cali.

qoraalkan hadaad share garayso waxaad sabab unoqonaysaa in wiilkan yar ay muxsiniin badan caawiyaan.

02/23/2025

Maraykanku sannad kasta Malaayiin doolar ayuu ku bixiyaa caawimooyin kala duwan oo uu u fidiyo dalalka dunida. Waxaa ka mid ah caawimooyin uu ku bixiyo dhiirrigelinta dhaqanno ka hor imanaya diinta ama caadooyinka dadka dalalka laga fulinayo. Waxaa ka mid ah:

1. $849,535 – Waxaa lagu bixiyaa carwo shaqo-abuur dalka Bangladesh lagu qabto oo la isugu keeno shaqo doonka jinsigooda beddelay iyo loo shaqeeyaha.

2. $2 Milyan – Waxaa kharashka Qaliinka lagaga bixiyey dad u dhashay Guatemala oo jinsigooda beddelaya.

3. $1.3 Milyan – Woqooyiga Macedonia, dadka isku jinsiga ah ee wax-iska-daya in loo abuuro jawi ay ku noolaan karaan.

4. $18,793 – Barnaamijyo wacyigelin ah oo dadka isku jinsiga ah ee is qaba ku dhiirrigelinaya in ay codeeyaan doorashooyinka, dalka Honduras.

5. $5.5 Milyan - Barnaamijyo lagu horumarinayo nolosha dadka isku jinsiga ah ee isqaba, dalka Uganda.

6. $65.7 Milyan – Dalka Congo, waxaa kharashka Qaliinka lagaga bixiyey rag lagu sameeyey Qaliinka (Vasectomy) awoodda dhalmada sida abadiye ah loogaga joojinayo ragga.

7. $595,000 – Waxaa lagu bixiyaa barnaamij lagu xoojinayo dadka isku jinsiga ah ee is guursada, ee ololaha ugu jira joojinta sharciyada dalkaas ee mamnuucaya dhaqankaas.

8. $4.3 Milyan – Waxaa lagu bixiyey adeegyo lagu caawiyey ragga is guursada ee dalka Koongur Afrika.

9. $15 Milyan – Waxaa lagu bixiyaa cinjirrada (Condom) uurka lagaga hortago oo lagu qaybiyey Afqaanistaan.

10. $446,700 – Waxaa lagu bixiyey ololayaal lagu dhiirrigelinayo diinlaawenimada (Ilxaadka) dalka Nepal.

11. $1 Milyan – Waxaa lagu caawiyey ururrada caawiya dadka af Faransiiska ku hadla ee isku jinsiga ah ee isguursada, dalalka Galbeedka iyo badhtamaha Afrika.

12. $47,020 – Dalka Colombia, Waxaa lagu bixiyey barnamaijyada lagu dhiirrigelinayo ku biirista fanka heesaha ee dadka isku jinsiga ah ee isguursada.

13. $32,000 – Dalka Peru, waxaa lagu kharash gareeyey buug maaweelo ah oo loogu talagalay dadka isku jinsiga ah ee isguursada.

14. $55,740 – Dalka Argentina, waxaa lagu caawiyey barnaamij wacyigelinta isbeddelka cimilada ah oo fulintiisa si gaar ah loogu naas nuujiyey, saxafiyiinta ka tirsan bulshada isku jinsiga ah ee is guursada.

15. Lacago kale oo Malaayiin doolar ah ayuu Maraykanku ku bixiyaa isla barnaamijyadaas lagu dhiirrigelinayo xidhiidhka damac ee dadka isku jinsiga ah, iyo dadka doonaya in ay jinsigaba ka xoroobaan, dalalka Slovakia, Cyprus, Woqooyiga Macedonia, dalalka gobalka Balkans ka la yidhaahdo, Serbia, Poland, Indonesia iyo Dalalka Caribbean.

Barnaamijyadan iyo kuwo iyagu aan dhaqanka khusaynba, waxaa hadda kharashkii lagu bixin jiray joojinaya madaxweyne Donald Trump oo ku tilmaamay wax macno-darro ah oo lagu khasaariyo cashuurta dadka Maraykan.

: Guddida arrimaha dibadda golaha wakiillada Maraykanka ee xildhibaannada Jamhuuriga iyo bogga aqalka cad ee Maraykanka.

12/30/2024

Raisul wasaaraha Israil waxaa ku dhacay kansarka xaniinyaha ee la yiraahdo Prostate cancer

Daraasad cusub ayaa leh si ragga uga bad baadaan Kansarkaas waa inay biyo baxaan bishiiba 21 Mar. haddii ka yar aya biyo baxaannna waxay halis ugu jiraan cudurkaas ku dhacay xubinta wuxuuna kusii badnaan doonaa kuwa habeenka jimcaha bes howl gala ama si kale bishii dhan 7 maalmood kuwa biya baxa

12/11/2024

Dhibaatooyinka ka dhasha 𝐝𝐚𝐚𝐰𝐨𝐨𝐲𝐢𝐧𝐤𝐚 laysku 𝐧𝐚𝐚𝐱𝐢𝐲𝐨 iyo 𝐛𝐨𝐜 𝐛𝐨𝐜𝐚 ! buurnida oo ay la socdaan 𝐜𝐮𝐝𝐮𝐫𝐫𝐨, waxaa kaaga fiican 𝐜𝐚𝐚𝐭𝐨 caafimaad leh.

Want your business to be the top-listed Media Company in Washington D.C.?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Telephone

Address


Washington D.C., DC