Ilyas Sheikh Ali Maye
10/02/2025
Well done, Hon. Abdirahman Mohamed Sheikh Ali! Your dedication and hard work set a powerful example of leadership and responsibility, continually inspiring others. You remind us that true leadership is not measured by position but by action, service, and meaningful impact. May your journey continue to inspire government officials and citizens alike to embrace honesty, resilience, and progress.
01/29/2024
Waxaan u hambalyeynaa walalkey sxbkey Wasir Abdisalaan Abdi Ali oo shaqsiyan aqoonta dheer ee aan u leeyahay ah shaqsi howl kar ah aqoon iyo qibrad buuxda leh gudan karana waajibadka qaran ee loo idmaday. Allah kula garab galo brother!
Ilyas Sheikh Ali Maye
11/25/2023
إنا لله وإناإليه راجعون.
Allaha u naxariisto wiilkeyga Axmed oo ku Geeriyooday State of Maine. Waxaan utacsiyey naa dhamaan Reer Shekh Shute iyo Reer Xussen Shekh Cali, waxaan si gaar ah ugu tacsiyey naa walashey Fartun Sh Shute. Waxaan Allaah ka baryayaa in uu sabar iyo iimaan naga wada siiyo. Marxuumkana waxaan Allah uga baryaa in qabrigiisa uwaasiciyo.
Ilyas Sheikh Ali Maye
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Contact the public figure
Telephone
Website
Address
Portland
Portland, ME
04103