Maakhir Development Group
01/06/2017
01/06/2017
Jamacada Maakhir iftiinkeedii waa muuqdaa ee manoqon doontaa sidii loogu talagaly markii la aasaasayay mise waxay noqondoontaa meel habro iyo ciyaal ku qaloombiyaan oo markaa Jamacad ku tilmaamaan iyagoon waxna akhriyikarin waxna qorikarin. Waxaad ogtihiin in maanta Wadankeenii ku badatay Jamacado afka ah balse aan waxba u hooseeyn. Waxaan ku dedaalaynaa in tan dhismaheedu dhamaanayaa ay noqoto mid loo aayo insha allah. Masjidkaa quruxda badanina ma ugacangelayo insha Allah dad dhaanto ku ciyaara ee wuxuu noqon mid dadka iyo dalka anfaca insha allah.Guul dhamaan intii dedaalka u gashay iyo inta jecel horumarka dadka iyo dalkaba. Maakhir Development Group markasta way xusuusnaan hab biloowgii iyo fekerkii kasoo biloowday ururkii Maakhir ee markii h**e uu aas aasay gudoomiyena u ahaa Abdirisiq Black kadibna ay lawareegeen qolada Minneapolis ee islamarkaa aasaasay ururka hay'adiisii lamagac baxday Maakhir Development Group oo iyadu hindistay in halkaa Jamacad laga hirgeliyo iyadoo lakaashatay halgamaa Faysal Hawar oo isagu markaa usocday inuu sameeyo mashaariic Kuwait laga dalbayay oo ay ka mid ahayd Airport ka Garoowe, Dekada Lasqoray, Dekada Boosaaso dabadeedna codsi xubnaha iyo ururka Maakhir Development u gudbiyeen Faysal Hawar uu markaa ku daray Jamacada Maakhir ee hada dhismaheedii dhamaanayo. Haguulaysto Mr. Hawar.
Ciid Mubaarak meelkasta oo aad joogtaan asxaabeey.
Eid Mubarak meelaad joogtaanba. Ilaahay sanadka sanadkiisa haynagu simo cibaado suuban iyo caafimaad.
Click here to claim your Sponsored Listing.
Website
Address
Minneapolis, MN
55404