SRTV DDS
Khudbadii madaxwaynaha DDS ukajeediyay shirkii gadhacay Nairobi
SRTV DDS
01/03/2025
Raysal wasaaraha JDFI, Dr. Abiyi Axmed Cali ayaa soo gaadhay maagalada Godey.
Madaxweynaha DDS, Mudane Mustafe Muxummed Cumar, masuuliyiin heer deegaan ah, odayaal-dhaqameed, kooxaha: Fanka iyo baambayda ayaa raysalwasaaraha iyo wafdigiisa ku qaabilay garoonka diyaaradaha ee Ugaas Miraad Layli ee magaalada Godey.
12/30/2024
Naten yahu waxaa ku dhacay caabuqa loo yaqaano kansar
12/25/2024
Xog Dheeraad ah. Cuqaashii oo Jigjiga Kusoo Wajahan Iyagoo Nabad Qaba.
Dhamaan odayaashii, cuqaashii, salaadiintii iyo waxgaradkii beelaha Isaaq ee dhawrkii maalmood ee u dambeeyay u ergaynayay maleeshiyaadkii isku uruursaday agagaarka tuulada Dacawalay, iyagoo bad qaba ayaa hada loosoo amba bixiyay dhanka caasimada deegaanka ee jigjiga iyaga iyo gaadiidkoodiiba.
Waxaa xusid mudan in cuqaashan oo in muda ah ku sugnaa agagaarka tuulada Dacawalay, ay dadaal badan ku bixiyeen sidii hubka looga xasilooni loogu soo dabaali lahaa deegaankaasi islamarkaana bulshadu nabad u heli lahayd, balse nasiib daro waxaa ergadoodii dhagaha ka furaystay maleeshiyaadkii halkaasi dhawaan ciidanka sida gaadmada ah ugu laayay, waxayna saaka marka weerareen ciidankii amaanka, taasoo horseeday in gabi ahaamba lasoo afjaro.
Cuqaashan soomaaliyeed way ku mahadsan yihiin dadaalkii ay arintaasi galiyeen waa abaal ay u hayso bulshada deegaanka oo bulshadoodii ahi.
SRTV DDS
12/25/2024
War DEG-DEG: Dagaal ayaa saaka ka Socda Degaano katirsan Dagmada Xarshin ee Degaanka Somaalida
Wararka naga soo gaaraya deegaannada hoos yimaada degmada Xarshin ayaa sheegaya in dagaalku ku fiday Tuulada Dawacaley.
Ciidamada Deegaanka Soomaalida ayaa gudaha u galay Dawacaley, inkastoo dagaal culus uu weli ka socdo hareeraha iyo qaybo ka mid ah tuulada.
Hawlgallada ayaa sii xoogeysanaya iyadoo Ciidamada DDS ay wadaan hawlgalo baladhan.
Wixii faahfaahin ah kala soco SRTV DDS, haddii Alle idmo.
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Website
Address
Srtv_dds
Manhattan, NY