TSTV

TSTV

Share

06/06/2026

"H.awaleey waxaan idinka raali-galinayaa Hadalkii Cismaan kujare idiinku dhahay Anigoo inadeerkii ah iyo Habarjecloba naguma matalo".Mujaahid Axmed waraabe Cadde.

06/04/2026

Macalin Mahdi oo ku dhawaaqay in Sheekh Shariif ilaa caawa 8:00 saac habeenimo la siiiyay Fursad.

06/04/2026

Qayab ka mid ka mid ah Nimcada G.Sanaag Weli ma aragtay meel inta aad qodo biyo ka soo baxayaan

06/04/2026

Xaaladii u danbaysay muqdisho ciidankii mucaaradka oo gacanta lagu dhigay qaybo ka mid ah, khadka Telephone ☎️ war xasaasi ah

06/03/2026

Dalada Ugbaad ayaa si rasmi ah ugu biirtay ururada Danwadaagta, iyadoo ay hoggaaminayso hay’adda SCDO Gobolka Sanaag, gaar ahaan magaalada Ceerigaabo.

06/03/2026

Somaliland: Wasiir Baanka kala baxay Lacag loo qoray Koox ku ciyaaraysay Magaca Wasaaraddiisa.

Wasiirka Wasaaradda Dib-u-dejinta iyo Arrimaha Bini’aadannimada Somaliland Saleebaan Ducaale Xaaji Jaamac ayaa lagu eedeeyey in uu la baxay Bajadka lacag kamid ah tii loogu talo galay Koox ku ciyaaraysay Magaca Wasaaraddaasi.

Maamulka iyo Ciyaartoyda Kooxda oo ka diwaan gashan Kooxah Heerka Saddexaad ee Wasaaradda Dhallinyaradda iyo Ciyaaraha Somaliland oo Warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in Wasiirku uu bilihii u dambeeyey si badheedh ah u hor istaagay lacagta Kooxdaasi isla markaana uu sheegay in uu Wasaaradda Ciyaaraha u gudbiyey Liiska Magacayada Koox aan jirin.

Wasiirka ayaa khilaaf dheer kadib ay u suuro gashay in ay 5 Bilood oo kamid ah Bajadkii Kooxdaasi uu la baxo sida ay Warbaahinta y xaqiijiyeen maamulka Kooxdaaai.

Arrintan ayaa maalmihii u dambeeyey si weyn ugu faaftay baraha Bulshadda waxa aanay Dhallinyaradda Kooxdaasi baaq u direen cid kasta oo arrintan ku lug leh in ay faraha kala baxaan lagana daayo Ciyaaraha dalka in la Curyaamiyo.

Somaliland waa markii u horaysay ee Wasiir Wasaaraddeed uu Jeebka ku shubto Bajad lacageed oo loo qoondeeyey Koox matasha Wasaaraddaha Dalka.

Photos from TSTV's post 06/03/2026

𝗨𝗽𝗱𝗮𝘁𝗲 𝗡𝗲𝘄𝘀 𝗦𝗮𝗻𝗮𝗮𝗴

Shirkadda Korontada ee Gobolka Sanaag ayaa si rasmi ah uga hadashay cashuur cusub oo ay dowladdu kusoo rogtay dadka isticmaala adeegga korontada.
Shirkaddu waxay caddeysay in cashuurtaasi ay tahay go’aan ka yimid dowladda, isla markaana aysan shirkaddu si toos ah uga masuul ahayn kordhinta kharashaadka lagu dallacayo macaamiisha. Waxay tilmaantay in ay fulinayaan oo keliya awaamiirta iyo siyaasadaha ay dejisay dowladda.
Sidoo kale, shirkaddu waxay xustay in go’aankan uu la xiriirayo dadaallo lagu horumarinayo adeegyada guud iyo dhaqaalaha bulshada, iyada oo la doonayo in la sii wado bixinta adeeg koronto oo joogto ah oo la isku halayn karo.
Maareeyaha shirkadda ayaa sheegay in aan wax ka yar $0.1 lagu darin qiimaha h**e, isla markaana aysan waxba ka beddelin amarkii ka soo baxay madaxda sare. Wuxuu intaas ku daray in cashuurta 5% ay tahay mid loogu talagalay horumarinta adeegyada bulshada iyo taageeridda kobaca dalka, taas oo ugu dambayn faa’iido u leh shacabka, isla markaana go’aankani uu si toos ah uga yimid dowladda, shirkadduna ay kaliya fulinayso TSTV

Photos from TSTV's post 06/03/2026

.Dalada Ugbaad ayaa si rasmi ah ugu biirtay ururrada Danwadaagta, iyadoo ay hoggaaminayso hay’adda SCDO ee Gobolka Sanaag, gaar ahaan magaalada Ceerigaabo.
Ku biiristan ayaa loo arkaa mid xoojinaysa iskaashiga iyo wada shaqaynta ururrada bulshada rayidka ah, iyadoo la doonayo in la kordhiyo doorka horumarinta, nabadeynta, iyo adeegyada bulshada ee gobolka.

06/02/2026

Sidee looga Hor tagi karaa Xumadda Dengiha (Dengue Fever)?Door noocee ah ayey ka qaadatay wasaarada Caafimaadku La Tacaalida xanuunkan?

06/01/2026

KIREYSO STUDIO
ma tahay weriye Daawaha ku eryaaya oo bilaa Studio iyo Qalab ah kuna dhiban Cidii u duubi lahayd muuqaalada Podcosta yada ah iyo Qisooyinka kale duwan,hadaba Waxaan idiin hayaa studio qalabeysan ood ku duuban kartid Barnaamijyadaada iyo doodahaaga kuu Khaaska ah.
hadaba Nagala soo Xidhiidh Tell:-0636472352

Want your business to be the top-listed Media Company in Los Angeles?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Category

Address


Los Angeles, CA