Shucayb Mayo.

Shucayb Mayo.

Share

06/08/2026

🚨Arrimaha la xiriira Visaha iyo gelitaanka Mareykanka ayaa caqabad ku noqday dalal badan, gaar ahaan kuwa Afrika iyo Bariga Dhexe.

Omar Artan Sabtidii ayuu ka degay garoonka diyaaradaha ee Miami waxaana baaritaanno ku sameeyey saraakiisha socdaalka (Immigration), Muddo ka badan 12 saacadood ayaa garoonka lagu hayay.

Dadaallo ay sameysay FIFA ayaa sababay in dib loogu celiyo Turkey, iyadoo weli ay socdaan dadaallo lagu doonayo in logu oggolaado ka qeybgalka tartanka World Cup-ka.⌛️

06/06/2026

💣🚨 Garsoorka kubada cagta Puntland. 💥

Garsoorka Kubadda Cagta Puntland ayaa saaka kulan la yeeshay Wasiirka Dhalinyarada, Ciyaaraha iyo Dalxiiska Puntland, iyagoo Kala hadlay laba qodob oo muhiim ah.

1. Garsoorka ayaa sheegay in aysan wax wada-shaqeyn ah la yeelan doonin maamulka hadda xilka jooga ee Ururka Kubadda Cagta Puntland, maadaama ay h**e ugala laabteen kalsoonidii ay ku qabeen.

2. Garsoorka ayaa dalbaday in la siiyo xuquuqo ay sheegeen inay ka maqan yihiin, kuwaas oo ay ku jiraan gunnooyinkii safarradooda, lacagihii la xiriiray ciyaarihii ay soo qabteen iyo dhaqaale ay xaq u lahaayeen oo laga musuq-maasuqay.

Want your business to be the top-listed Gym/sports Facility in Kent?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Category

Telephone

Website

Address


Burlington KY
Kent, OH
41005