Khadar Abshir
Goat geesey wey ku dhacday dul qaad yaraa
Part 1
Page follow inoo dheh
Tuugo heer caalami ah
06/22/2025
Magaalada kismaayo iyo waxay caanka ku tahay
Follow me Khadar Abshir
Riwaayadii_ugu_qosol_badnayd__Laylatul_Qadri__Asad_Diaby-Libaax_Kabeeye_-Shaambiye_iyo_Samiiro
Follow me Khadar Abshir
Riwaayad_qosol_badan___Xeeladeysi___Libaax_Kabeeye-Shaambiye_-Waanbiye_iyo_Asad_Diaby____
Follow me Khadar Abshir
Sheeko gaaban: "Ninka Hooyadii u Jeclayd Basasha" Qoraal:
Hooyo ayaa maalin walba cunaysay basasha ceeriin, markuu wiilkeedu arkayna wuxuu mooday inay jeceshahay. Markii uu weynaadayna, wuxuu billaabay inuu usoo iibiyo basasha ugu fiican. Laakiin hooyadiis waxay u sheegtay:
"Hooyo, ma jeclayn basasha... waxaan u cunayay sababo la xiriira xaaladeenna, laakiin marna umaan sheegin inaan necbahay si aadan u dareemin rafaadka."
Casharka: Dadka qaar waxay kuu samaynayaan wax aysan jeclayn si ay adiga kuu farxiyaan.
Follow me Khadar Abshir
Sii garee
Su’aal:
"Maxay ahayd taladii ugu muhiimsanayd ee hooyadaa ama aabbahaa kuu sheegay – teena weligaa xasuusnaan doonto?"
Munaafaqadda Siyaasadeed ee Xafiiska Xamse Cabdi Barre oo mar kale soo baxday
Afar maalmood kahor Xamse Cabdi Barre, isagoo isku dayaya inuu marin habaabiyo dad aan si buuxda u fahansaneyn cunaqabateynta saaran duulimaadyada Jubbaland, ayaa yiri “Soo mara Xamar marka aad u socotaan Nairobi ama Dhoobley, cid aan Axmed ahayn ma heysano.”
Hadalkaas oo uu iskaga dhigayay mid u taagan xuquuqda dadweynaha, ayaa maanta beenoobay markii uu si bareer ah u celiyay Xildhibaan Cabdirashiid Jire iyo Xildhibaan Cumar Qaladiid, kuwaasoo loo diiday inay sii wataan safarkooda Muqdisho ilaa Kismaayo, taasoo muujineysa waji-gabaxa iyo labo-wajiilenimada ka dhex jirta xafiiskiisa.
Xildhibaanada la hakiyay ayaa la filayaa inay goor dhow warbaahinta la hadlaan, iyagoo si faahfaahsan uga hadli doona sida xafiiska Xamse Cabdi Barre ugu tagri falo awoodda, una carqaladeeyo dhaqdhaqaaqyada xildhibaanada iyo madaxdii h**e.
Falkaan wuxuu markale iftiimiyay sida siyaasadda xafiiska Ra’iisul Wasaaraha ay uga fog tahay cadaaladda iyo daahfurnaanta, looguna adeegsado dano gaar ah halkii loo adeegsan lahaa danta guud ee shacabka.
FOLLOW ME Khadar Abshir
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Website
Address
13854/27
Edmonton, KY