Himilo TV

Himilo TV

Share

Nearby media companies

Remie Longbrake
Remie Longbrake
Kenton 43326

06/20/2026

Caasimada Maamulka waa Buulaburde sida Tustuurka ku qoran ma ahan jowhar …Maxaa Maamulka Hiirshabeelle u yahay mid ugu liido Maamulada ka jira Soomaaliya?
Himilo TV

Photos from Himilo TV's post 06/18/2026

WAR HADA SOO DHACAY

Saakey dagaalki jalalaqsi ka dhacey cidmadii tabacsanaa Nuur Dheere ayaa laga baxiyey dhanka Quroxsin Dhamaan maleeshiyaadkii Nuur Dheere Waxey u carareen bari

Nuur dheere ayaa isku dayey inuu kasoo gudbo buundada lakiin Ciidamada jabuutiyaanka ayaa celiyey Ilaa hada waa la is hor fadhiyaa buundada .

Jabuutiyaanka ayaana buundada dhex taagan si labada dhinac aysan iskuugu gudbin.

Himilo TV

Photos from Himilo TV's post 06/11/2026

Shakhsiyaad caan ah oo ka tirsan fanka iyo isboortiga, warbaahinta, iyo ururada caalamiga ah ayaa muujiyey taageerada ay u hayaan garsoore reer Cumar Cabdulqaadir Cartan

Himilo TV

Want your business to be the top-listed Media Company in Columbus?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Category

Website

Address


Columbus, OH
12345