Shakir Essa

Shakir Essa

Share

Nearby media companies

Remie Longbrake
Remie Longbrake
Kenton 43326

07/06/2026

Dalka qaadi doona koobka Adduunka

1- Franc 33%
2- Argentina. 16%
3- England. 14%
4- Spain 13%
5- Portugal 7%
6- Norway 5%
7- Colombia 3%
8- Morocco 3%
9- 3%
10- Belgium 2%
11- 000%

05/20/2026

Coldoon
Kaliya wuxuu ka run sheegaa
Wixii loogu soo dhigey Jaamacatul Iimaan Yemen,
Islamka sida ku qoran kitaabka uu bartey ayuu raacaa,

Cabdimaalik wuxuu u baahan yahay in psychologically laga shubo cajaladii Yemen uu kusoo dhigtey,

Bal fiiri
Dabcasar, Berberaawi, iyo Abdirahman Dheere isku Jaamacad bay kasoo baxeen, haba kala mudo badnaadeen,

Balse culumadan kale waa laga shubey wixii Yemen lagaga soo shubey Yemen

Maamulka Cirro waa inuu ahmiyad weyn saaro Cabdimaalik Coldoon,

4 oday oo qabiil ahaan loogu diro, qofka way cabudhin kaliya, ee ma awoodaan inay cajaladan ka jeex-jeexaan.

Psychologically waa in cajaladan laga jeex jeexo,

Hadii kale maamulka Cirro hal post ayuu taageerada kala wareegi doonaa,
Isra11l baa ina qabsatee hala dagaalamo ayuu odhan.

Want your business to be the top-listed Media Company in Cincinnati?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Category

Telephone

Address


Road Number 1
Cincinnati, OH
00252