Abdullahi Caafi

Abdullahi Caafi

Share

05/26/2026

๐Ÿ’ก๐ŸŒ™ ๐‚๐ข๐ข๐๐ฎ๐ฅ ๐€๐๐ฑ๐š ๐Œ๐ฎ๐›๐š๐š๐ซ๐š๐ค ๐ŸŒ™๐Ÿ’ก

Munaasabadda barakeysan ee Ciidul Adxa awgeed, Leademy waxay hambalyo iyo bogaadin u diraysaa dhammaan ummadda Soomaaliyeed, gaar ahaan ardayda, macallimiinta, iyo bahda waxbarashada.

Waxaan Alle uga baryeynaa inuu naga aqbalo cibaadada iyo camalka suubban, dalkana ku manneysto nabad, barwaaqo, iyo horumar waara.

๐Ÿค Ciiddaan ciiddeeda caafimaad, farxad, iyo guulo badan ha ino noqoto adinka iyo qoysaskiinaba.

The Future of Education: Can Artificial Intelligence Replace Traditional Schooling? 05/21/2026

Nidaamka waxbarashada Soomaaliya waxa uu wajahayaa caqabado badan, kuwaas oo ay ka mid yihiin yaraanta macallimiinta, kaabayaasha waxbarasho ee aan ku filnayn, agab waxbarasho oo xaddidan, iyo sinnaan laโ€™aanta helitaanka waxbarashada. Tiknoolajiyada sirdoonka macmalka ah (AI) waxay fursado muhiim ah u abuuri kartaa hagaajinta helitaanka waxbarashada, gaar ahaan deegaannada fogfog iyo miyiga.

The Future of Education: Can Artificial Intelligence Replace Traditional Schooling? Education in the twenty-first century is changing rapidly due to technology, globalization, and shifting social expectations. Among the most significant developments is the rise of artificial intellig

Photos from Lead Academy's post 05/02/2026

๐‹๐ž๐š๐๐ž๐ฆ๐ฒ โ€“ ๐”๐ฉ๐๐š๐ญ๐ž๐ ๐ฏ๐ž๐ซ๐ฌ๐ข๐จ๐ง ๐ฅ๐จ๐š๐๐ข๐ง๐ โ€ฆ โณโœจ
Waxaan ku wadnaa cusbooneysiin weyn oo website-ka ah si aan kuu siino khibrad ka fiican tii h**e.
Stay tuned ๐Ÿ‘€
๐Ž๐ฎ๐ซ ๐จ๐ฅ๐ ๐•๐ž๐ซ๐ฌ๐ข๐จ๐ง: www.leademy.so/
๐Ž๐ฎ๐ซ ๐๐ž๐ฐ ๐•๐ž๐ซ๐ฌ๐ข๐จ๐ง: update.leademy.so/
๐‘๐ž๐š๐ ๐ก๐ž๐ซ๐ž! ๐Ž๐ฎ๐ซ ๐Œ๐ž๐ฌ๐ฌ๐š๐ ๐ž: https://update.leademy.so/official-notice-leademy-website-update/

05/02/2026

๐Ÿš€ ๐‚๐ฅ๐š๐ฎ๐๐ž ๐€๐ˆ ๐ก๐š๐๐๐š ๐ฐ๐š๐š ๐ฅ๐š๐ ๐š ๐ข๐ฌ๐ญ๐ข๐œ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข ๐ค๐š๐ซ๐š๐š ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด
Beddel habka aad wax u barato, u shaqeyso, una hal-abuurto adigoo adeegsanaya AI awood leh.
๐Ÿ’ก Weydii suโ€™aalo
๐Ÿ“ Qor si fudud oo caqli badan
โšก Shaqo ku dhammee si degdeg ah
Bilow maanta oo ka faaโ€™iideyso awoodda Claude AI.

05/01/2026

Kii WhatsApp ahaa waxuuba bilaabey status in xayisiinada uu keeno ee ma aragteen ree whasaapow ๐Ÿ˜‚๐Ÿคฃ

04/28/2026

๐Ÿš€ Dhiso Website-kaaga. Bilow Dakhligaaga Online.

๐Ÿ’ป WordPress Masterclass โ€“ On Demand Course (4 Saac)
by LEAD ACADEMY

Ha sugin. Maanta bilow.
Course-kan h**ey ayuu platform-ka ugu jiraa โ€” hel access isla markiiba.

๐ŸŽฏ Waxaad baran doontaa:
โœ” Sida loo sameeyo website professional ah
โœ” Design-ka Elementor
โœ” Aasaaska SEO
โœ” Sida xirfadda lacag looga sameeyo

โฑ๏ธ 4 Saac | Online | Baro Wakhti Kasta
๐ŸŽ“ Certificate waa la bixinayaa

๐Ÿ“ฃ Fursad kooban โ€“ Isdiiwaangeli hadda www.leademy.so/courses
Fariin noo soo dir si aad u hesho access-kaaga

โœจ LEAD ACADEMY โ€“ Baro Xirfad oo dhis mustaqbalkada

Want your business to be the top-listed Media Company in Buffalo?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Category

Website

Address


Bufalo
Buffalo, NY
10004