Waafi Hub
Hargiesa BDS TOT Training Highlights
MicroDahab-MFI IBS Bank Mercy Corps
Highlights: TVET Capacity Building Programme on Electricity, Henna and Makeup and Core Life Skills.
Waxa Center-ka Waafi Hub si habsami leh ugu soo gabagaboobay tababarkii CORE LIFE SKILLS, oo in muddo ah u socday 40 arday oo loo diyaarinayey xirfadaha kala ah: Henna and Makeup iyo Electricity.
Ardaydan waxa ay hada wixii ka danbeeya toos u bilaaban doonaan xirfadihii dhabta ahaa ee ay ku xoojinayeen aqoontooda.
Waafi Hub waxa ka go’an dhiirigalinta, awoodsiinta iyo taageerida dhallinyarada si ay u noqdaan kuwo isku filan, hal abuur leh—suuqa shaqadana si wayn uga tartama.
Barnaamijkan waxa maalgalinaya Shaqodoon Organization Waxaana fulinaya Waafi Hub
📍Waafi Center
hub
05/06/2026
📷TVET Capacity Building Programme on Electricity, Henna and Makeup and Core Life Skills.
Waxa Center-ka Waafi Hub si habsami leh ugu soo gabagaboobay tababarkii CORE LIFE SKILLS, oo in muddo ah u socday 40 arday oo loo diyaarinayey xirfadaha kala ah: Henna and Makeup iyo Electricity.
Ardaydan waxa ay hada wixii ka danbeeya toos u bilaaban doonaan xirfadihii dhabta ahaa ee ay ku xoojinayeen aqoontooda.
Waafi Hub waxa ka go’an dhiirigalinta, awoodsiinta iyo taageerida dhallinyarada si ay u noqdaan kuwo isku filan, hal abuur leh—suuqa shaqadana si wayn uga tartama.
———————————————————————————
We are proud to announce the successful completion of the Core Life Skills module for 40 determined youth trainees under our TVET Capacity Building Programme. This foundational phase has equipped our participants with the essential tools: personnel development and self-awarness, communication and interpersonal skills, conitive and thinking skills, entrepreneurship and work readiness and emotional intelligence—required to thrive in today’s competitive landscape. With this solid foundation in place, these 40 individuals are now prepared and ready to transition into their specialized technical journeys: Electricity and Henna & Makeup. This phase will transform their potential into market-ready expertise, bridging the gap between ambition and self-sufficiency.
At Waafi Hub, our mission is clear: we are committed to motivating and empowering the next generation to become self-sufficient. By fostering an entrepreneurial mindset, we ensure that our youth do not just seek and secure a jobs but create valueand secure meaningful jobs in the job market.
✅Funded by: Shaqodoon Organization
✅ Implemented by: Waafi Hub
hub
Barnaamijkan waxa maalgalinaya Shaqodoon Organization, Waxaana fulinaya Waafi Hub.
Click here to claim your Sponsored Listing.
Website
Address
Allen, TX