QOROF MEDIA
Dooxa-mudug ragga ka taliya.
Guutada hilaac๐ฅ
Follow dhaha page-ka.
Guutada Mici-libaax๐ฆ๐ฅ
Follow dheh page-ka.
25/06/2025
Saan saan colaadeed oo cawa lagaso sheegayo deegaanada galgalad iyo mircowleed.
Dagtu haku taagnaato mar waliba๐ฆป๐
Degmada Galaadi- gobolka doolo DDS.
wali ma tagta galaadi ?
19/09/2023
๐๐๐ ๐๐๐:Dagaal Udhaxeeyo Labo maleeshiyo beeleed oo kasoo kala Jeedo Labagalle iyo Cadaado ayaa Ka socdo deegaano udhaxeeyo ina jiirow, Balicad iyo Bali-sonkor oo dhamaantood ka tirsan Galgaduud.
16/09/2023
Deg Deg : 2 nin oo kaso jeeda besha saleeban aya lagu dilay meel u dhow balicad kadib markii ay weerar so qadeen malayshiyo saleeban ah.
malayshiyaadka dilka gaystay aya waxay kaso jeedaan laba gale.
waka Hubkii laga furtay saleeban.
Gabaygii : Saman Cidlaad
Abwaan : Qorax Iraad
25/08/2023
: Madaxweyne Biixi ayaa hadda shir iskugu yeeray Aqalka Madaxtooyada ee Hargeysa xubnaha Guddiga dagaalkan u qaabilsanaa, gudoomiyaha Guurtida oo lagu daray Faratoon iyo siyaasiin kasoo jeeda Burco oo ay ka wada hadlayaan arrimaha dagaalka Sool.
Ciidanka Somaliland ayaa si lama filaan ah saaka ugu jabay furimaha dagaalka ee ay ku jireen 8dii bilood ee lasoo dhaafay, agagaaraha deegaanadii ugu dambeeyey ayaana laga saaray.
Warar hoosad ayaa xaqiijinaya in gudoomiyaha golaha wakiilada la doonayo in uu warbaahinta la hadlo, sheegana in ciidanka SL ay soo baxeen.
Deg Deg : Ciidanka somaliland oo si cararaya Yagoori.
somaliland way jabta.
24/08/2023
Beesha Reer Ciise ee Wagardhac ayaa Beesha Rer almagan Dalal ee Rer Diini Ku Wareejisay Magta Alle ha unaxariister maxamed Cabdullahi Cabdi Shirdoon ku Dhintay Dhacdo ka dhacday Bangeelle 21-April 2023 Sadex Bilood Ka Hor.
Beesha Reer Ciise ayaa Magta Oo ah 120 Neef oo Geel ah kuna Soo Diyaariyay mudo Sadex Bilood ah Si Walaahooda Reer Cabdille alamagan oga Biskoodaan Dhacdan ku Dhacday ayaa maanta ku wareejiyey Qaybtii ugu Danbaysay oo ahayd 100 Beef oo Geel ah
Click here to claim your Sponsored Listing.
Contact the business
Telephone
Website
Address
Rubaga Road
Kampala
ZTLZU316