Crystal Place Somali Fans
28/05/2023
Congratulations 🎊
Crystal Palace oo Hal Dhibic ku Qaaday horyaalka 😂
😭 👊
19/03/2023
Arsenal waa koox eber ah, kubad ma heysan karaan dhexda k**a baastami karaan weerar fiican ma qaadi karaan kooxda kale difaac kuma aruurin karaan hal wax oo lagu qanco masoo bandhigaan.
Garoonka waxay kusoo galaan insha Allah + waaalkooda garsooraha + VAr + nasiib.
Hadii dhibcaha la isku siin lahaa bandhiga ciyaarta waxay ku jiri lahaayeen kaalinta 21-aad. kaalinta 20-aad xitaa uma qalmaan.
Balse Congratulations Arsenal 🎊
15/03/2023
Jaqaaye 🗣Danyerow Saana wanaqanaa😑
Danyerow 🗣Adeer Yaa Tihiin idinba yaqaane ??😲
Jaqaaye 🗣 Yaakale hee Crystal Place Somali 🖐🤣
07/03/2023
Hogaamiyaasha horyaalka premier league Farqadiisa 2aad 🔥💪
19/02/2023
Man of the match ezze 🔥 waxan Laacib waa dhaafay
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Website
Address
Istanbul