Xogside

Xogside

Share

02/06/2023

Garad Cabdirisaaq Garaad Soofe"Waxaan maqalnay Siyaasiyiinta kasoo jeeda dadka na leynaya qaarkood in ay ku faraxsanyihiin waxaan leenahay kasoo laabta walaalyaal oo reerbaa nagusoo duulay ee anagu dhibka ma jecelin,Reer Muqdisho Madax iyo Shacaba Dareen ayay noo muujiyeen"

28/03/2023

Way adagtahay ina la helo hogaamiye noocan ah

Xiligan adag,hadaan xildhibaan aqoon&capacity lahayn la helen bulshada degaamada SSC
Waxay ka anban lahayen indhaha beesha calamka.

*Wuxu hakiyay masharicdi somari jirey mamul goboledyada deriska,isago fogaan arag kuwada hadalsiyay madax dhaqamedka&hayada USAID

*wuxu la kulmay ambasadorka turki isago la wadagay xalada degaanka wuxu dalka turkigu dadka degaanka ugu deqay 400 oo tan oo raashin ah

*wuxu la kulmay ambasadorka maraykan isago la wadagay dhibtada ay snm ku hayso degaanka uu matalo xildhibaanku dawlada mareykan waxay jawaab ahan uga bixiyen in dhibatada halkas ka dhacday dusha loo sari dono muse bihi koxdisa lagulana xisaabtami doono

Waxqabad muuqda.
Mohamed Keyse

10/02/2023

Farxia hajji adam oo kamid ahayd ganacsatada ka shaqaysta magalada muqdisho,ayaa iska xadiriyay jiidaha h**e ee dagaalka lascanod

23/01/2023

Halgankii Xornimo U dirirka ayaa Caasimada Muqdisho si weyn looga dareemayaa

16/01/2023

Deg-Deg Gabar ka soo jeeda Gobolada SSC ayaa Lagu diley gudaha Hargeysa

Want your business to be the top-listed Media Company in Ankara?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Telephone

Address


Ankara
252