Islaamka

Islaamka

Share

Hiiraan Online :: News and information about Somalia Β» War deg deg ah:Maxkamada Ciidamada... 31/03/2014

http://www.hiiraanka.com/war-deg-deg-ahmaxkamada-ciidamada-qalabka-sida-oo-xukun-dil-ah-ku-riday-nin-dilay-sargaal-ka-tirsan-ciidanka/

Hiiraan Online :: News and information about Somalia Β» War deg deg ah:Maxkamada Ciidamada... Maxkamada ciidamada qalabka sida ayaa maanta dil toogasho ku riday nin lagu eedeeyay inuu dilay sarkaal ka tirsan ciidamada dowladda, iyadoo Maxkamadu sheegtay in ninkan uu ka tirsanaa Al-Shabaab.

02/12/2013

Maalin bey Hawaaney ku Tiri '' Cumaroow amiirkii Mu'miniintoow ''

β€’ Markaas buu Cumar u istaagay asaga iyo asxaabta R'C'H

Waxey tiri Gabadhii ⇣⇩⇣⇩

'' Waxaan xasuustaa adigoo Cumeyr lagu dhahaayo waliba Caruurta

la Ciyaarayo Kulana dhex ordi jiray Suuqa Cukaad,

Waad Weynaatay Heer laguugu Yeero Cumar Kadib waad sii

Weynaatay heer laguugu Yeero AMIIRUL MU'MINIIN,

Ee ka Cabso Allaah Cumaroow ''

β€’ Cumar baa ooyay Markaas bey Saxaabadii La socotay ku dhaheen

'' Adoontii Allaay Rabbi ka Baq waa amiirkii Mu'miinta ''

β€’ Cumar baa yiri '' Maya daaya Ha Hadasho Miyaadan garaneyn

Qofkee tahay? Waxey dhaheyn ma naqaan ee waa tuma

waxuu yiri Cumar '' waa haweeney Rabbi Maqlay Hadalkeeda ee

miyaanan Aanna Maqleyn Hadalkeeda ?

Saxaabdii R'C'H' Baa tiri Waa tuma ? Cumar baa yiri

Waa Khawlah Bintu Xakiim R'C'

∞∞∞ ώΒͺlΒͺΒͺlkΔ±Δ±N Mohamed ΒͺßdΔ± ∞∞∞
β™‘βšΒ°Β°Β°Β°Β°β™£Β°Β°Β°β™₯Β° β™ˆβ™’β™₯β™ˆβ™’β™£β™ˆβ™’β™₯β™’β™ˆ °°♣°°°

25/06/2013

Sida Naftaada u Gaajooto Oo Aad u Quudisid, Ayuu Imaankaagana u Gaajoodaa, oo uu Kaaga Rabaa Quudin!!
Ku Quudi Imaankaaga Taqwada Rabi...

Want your organization to be the top-listed Government Service in Xamar?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Website

Address


Mogadosho
Xamar
2526