Ufeyn Media
29/07/2023
Ufeyn:
Waxa Galbta laga daahfuray koobka xafdaha Degmada Ufayn, heerkiisa 2aad.
Kulanka furitaanka waxa wada ciyaaray xaafadaha Huda vs Bacaad. Waxayna ku soo idlaatay natiijo barbar dhac ah.
05/07/2022
Guddoomiyaha Degmada Ufeyn Mudane Axmed Abshir Dhegabir ayaa xafiiskii ku qaabiley wakiillo ka socdey Haayadda cilmi baarista Soomaaliyeed ee Heritage, kuwaas oo degmada u jooga in ay sameeyaan baaris ku saabsan doorashadii taariikhigi aheyd ee ka dhacdey Degmada iyo guud ahaan xaaladda Deegaanka.
26/06/2022
Gudoomiyaha Degmada Ufeyn Mudane Axmed Abshir Dhegabir ayaa qayb galay xaflada sanad guurada 1aad ee asaaska ururka Dhalinyarada Dhaxal-reeb.
Gudoomiyaha ayaa dhalinyarada Ururka ku dhiirigeliyey in ay sii wadaan shaqada ay u hayaan deegaanka, waxana uu gudoonsiiyey shahaado sharaf ay ku muteysteen kaalintooda wanaagsan.
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Culinary Team
Attire
Website
Address
Ufeyn