Himilo Health Science College

Himilo Health Science College

Share

03/01/2026

Ha sugin berrito Ee maanta bilow isbeddelka noloshaada!

👉 Himilo Adult Education
waxay kuu Furtay albaabka guusha 💡

✅ Waxbarasho Muddo Kooban ah
✅ Loogu talagalay Dhalinyarada & Dadka Ka Daahay Waxbarashada
✅ Nidaam Casri ah & Macallimiin Khibrad Sare Leh

✅ Fursad dhab ah oo aad ku gaarto riyadaada

⏳ Ha sugin berrito — maanta bilow isbeddelka noloshaada!

📍 Laascaanood – Hotel Dhiif, dhabarkiisa dambe
📞 0634413589 | 0907398189

✨ Himilo Adult Education – Education is Hope ✨

25/12/2025

MA KA MID NOQOTAY ARDAYDA KA AFLAXDAY HIMILO HEALTH SCIENCE COLLEGE?

Waxbarashadu Furaha u ah mustaqbalka, aqoontuna waa gacantaada lagu dhiso riyadaada Himilo Health Science College waxay ku siineysaa hoy waxbarasho oo tayo sare leh iyo faculty-yo khibrad iyo aqoon leh:

• Waxbarashada Aasaasiga ah: Dhis xirfadaha aasaasiga ah ee nolosha iyo waxbarashada, si aad ugu talaabsato heerarka sare.
• Fakulty-ga Caafimaadka: Baro culuumta caafimaadka, hel fursado shaqo iyo horumar, una diyaar garow xirfadaha mustaqbalka caafimaad.

✨ Fursadaha aan bixino waa kuwo qaali ah, oo noloshaada wax ka beddeli kara
✨ Macallimiin khibrad leh iyo deegaan waxbarasho oo casri ah
✨ Xarunta oo ku taal Laascaanood, gaar ahaan dhabarka dambe ee Hotel Dhiif

📌 Himiladaada Caafimaad, Halkan Ayay Ka Bilaabataa!

Want your school to be the top-listed School/college in Sool?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Website

Address


Sool