AG

AG

Share

02/05/2026

Xamse curiye 👀

02/05/2026

Mid Kamid ah tageerayaasha Gobolka Bari oo ku maadeysanaya Caasimadaha Kale “ Soo Gala garoonga kaluunka wad ka jilicsantihiin “

02/05/2026

Xulka caasimada Bosaso oo diyaar garowgoodi u danbeyay sameeyay

01/05/2026

📸

25/04/2026

Bosaso

17/02/2026

Wariye Abdijaliil ayaa soo dhigay postgaan waxyar kahor Asagoo sheegay inuu wareysi la yeeshay yasmin Abdi gabar somali ah kuna takhasustay Tiknoolajiyadda sidokale usoo shaqeysay shirkada waa weyn sida
Meta(Facebook)
Google
Snapchat
Siduu wariyaha sheegay wareysiga dhinacyo badan Ayuu taaban doono ,waxaa cajiib dadku inee habaarayn wiilka wariyaha sidokale caay umiiseen yasmin Waxaa is weydiiyay somalia sidee qaran ku noqon karta hadii la iska burinaayo kuwii cilmiga lahaa ,yasmin dharka inee xirato walagu waanin karaa walo nasteexen karaa waa gabar somaliyeed balse marka-hore cilmigeeda dhageysta oo iska daaya cayda dhaqan islaam ma aha iyo mid gaal intaba.
Dharkeeda Alle ayaa kula xisaabtamaayo cilmigga halaga dhageysto , islaan cadaana hadee ahana lahayd wala dhageysan lahaa waliba si joogta ayee dadku udaawadan macalimiin ajaanib xirfadaha baro dadka you tube laga fiirsado, Somalia waa qaran waxaana leh kan Asturan iyo kan aan asturneen kan fiican iyo kan aan fiicneen waxaa la raba iskuwad iyo is qadarin bulshaddeena colaad uma fiicno wada noolasho ayaa u fiican isfahan dadku waa walal, hadu alle idmo dadka ugu horeeyo daawada noqn doona.

Want your business to be the top-listed Photography Service in Qardho?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Category

Telephone

Website

Address


Gardo Hospitaal Street
Qardho