Allgoobjoog

Allgoobjoog

Share

09/06/2026

Sawirkan waa Halgamaa Madaxweynihii h**e ee Soomaaliya, Abdullahi Yusuf Ahmed (Alle ha u naxariistee), isaga oo ku jira halgan.

Mucaaradka Soomaaliya ma ka soo bixi doonaan hoteellada iyo qaboojiyeyaasha, mise waxay sii ahaan doonaan Facebook ku xooglayaal halkii ay halgan muuqda geli lahaayeen?

06/06/2026

Degmada Cabdi Casiis ayaa waxaa ka socda baaritaanno guri guri ah oo ay wadaan ciidamada ammaanka. Baaritaannadan ayaa lagu beegsanayaa guryo ay leeyihiin saraakiil iyo masuuliyiin h**e, kuwaas oo lagu tuhunsan yahay inay xiriir la leeyihiin Madaxweynihii h**e ee Soomaaliya, Sharif Sheikh Ahmed.

Guryaha la baaray waxaa ka mid ah kuwa xildhibaankii h**e Cumar Macallin, guddoomiyihii h**e ee gobolka Shabeellaha Dhexe Axmed Faal, taliyihii h**e ee NISA Gobolka Banaadir Warbac, iyo sarkaalka sare Cumar Macallin Nuur.

Wararka la helayo ayaa sheegaya in baaritaannadu sii socon doonaan maalmaha soo socda, iyadoo ciidamada ammaanka la siiyay amar ay ku geli karaan guri kasta oo ay u arkaan inuu la xiriiro baaritaannada socda.

Dhanka kale, Madaxweyne Hassan Sheikh Mohamud ayaa la sheegay inuu adkeeyay in hay’adaha ammaanku ay sii wadaan howlgallada lagu xaqiijinayo amniga, isla markaana aan la aqbali doonin wax carqaladeyn ah oo ku timaadda hawlahaas.

Allgoobjoog

13/04/2026

1960 Taliyaha Xooga dalka Janaraal Daa’uud
2026 Taliyaha Xooga dalka Janaraal Ibrahim .

Allgoobjoog

Want your public figure to be the top-listed Public Figure in Muqdishu?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Category

Telephone

Address


Allgoobjoog
Muqdishu
00252610080