Mo farhan

Mo farhan

Share

Photos from Mo farhan's post 29/12/2025

Toni Kroos waa ciyaaryahan Jarmal ah 🇩🇪, wuxuuna u ciyaaraa Real Madrid iyo xulka qaranka Germany.
Wuxuu ka hadlayaa cadowga ugu adag ee uu la ciyaaray.
Kroos wuxuu sheegay N’Golo Kanté 🇫🇷 inuu ahaa ciyaaryahan aad u adag, ilaa uu dareemay in laba nin oo Kanté ah ay garoonka ku jiraan, taasoo ka dhigan Kanté wuxuu ahaa mid aad u firfircoon oo garoonka dhan jooga.

29/12/2025

🇲🇦🔥 BRAHIM!!! BRAHIM!!! BRAHIM!!!
Had iyo jeer BRAHIM!

⚽️ Morocco 2-0 Zambia
🏆 THREE GOALS IN THREE GAMES!

✨ Xiddiga Morocco ee aan ka daalin goolasha!
💥 Ciyaar walba wuu ifayaa, wuu naxdin gelinayaa difaacyada Zambia!

03/12/2025

Salad ali jeele iyo madaxweyne Hassan sheikh maxa kala qab saday comments ka ka soo dawo 😂😂😂

03/12/2025

Walalkaa hakugu raaxaysto waa dhibaabato whi comments ka ka soo dawo ada yabaye

28/11/2025

Naagtan waxay duratay meela badan xitaa hoos baa la shegayaa muqaalka ka soo dawo comments.

Want your business to be the top-listed Media Company in Muqdishow?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Category

Telephone

Website

Address


Muqdishow