Safa Team
19/03/2016
Kooxda Kubada Cagta Arsenal ayaa lasheegayaa in ay diyaar Garoow u galeen hadal ka soo yeeray Weeraryahanka kooxda PSG ee Lagu magacaabo Zlatan Ibrahimovic kaas oo doonaya in uu ka tago kooxdiisa. Zlatan Ibrahimovic ayaa la sheegayaa in uu Saaxiibadii u sheegay in uu Jeclaan lahaa in uu ka dheelo Magaalada London, mid ka mid ah kooxaha ka dheela sidoo kalena waxa ay sheegeen in xiddigaan afkiisa laga maqlay Arsenal isaga oo marar badan ku soo cel-celinaya. [ 71 more words. ]
http://mesbasports.com/index.php/2016/03/19/wararka-suuqa-doonista-arsenal-ee-ku-aadan-weeraryahanka-psg-zlatan-ibrahimovic-oo-sii-badanaysa-haddaba-ma-laga-yaabaa-in-ibra-uu-aqbalo-dalabka-gunners/
Wararka Suuqa: Doonista Arsenal Ee Ku Aadan Weeraryahanka PSG Zlatan Ibrahimovic Oo Sii Badanaysa, Haddaba Ma Laga Yaabaa In Ibra Uu Aqbalo Dalabka Gunners. Kooxda Kubada Cagta Arsenal ayaa lasheegayaa in ay diyaar Garoow u galeen hadal ka soo yeeray Weeraryahanka kooxda PSG ee Lagu magacaabo Zlatan Ibrahimovic kaas oo doonaya in uu ka tago kooxdiisa. Zlatan Ibrahimovic ayaa la sheegayaa in uu Saaxiibadii u sheegay in uu Jeclaan lahaa in uu ka dheelo Ma…
16/03/2016
16-March-2016 Kooxda K/Cagta Manchester City ee dalkaasi Ingriiska, ayaa shaqo ay h**e u qabatay ugu soo baxday, wareega 8-da Champions League, iyadoo goolal la’aan ay xalayto ku kala baxeen kooxda Dinamo Kiev. Barbaraha gool la’aanta ayaa dani ugu jirtay kooxda Man City, waayo kulankii h**e ayay 3 gool iyo 1 ku soo adkaatay, waxayna xalayto u baahnayd inaay 3-0 looga badin. [ 100 more words. ]
http://mesbasports.com/index.php/2016/03/16/kooxda-manchester-city-oo-xalay-guul-gaartay-iyodaana-dhib-laaan-ku-gaartay-wareega-8-da-champions-league/
Kooxda Manchester City Oo Xalay Guul gaartay Iyodaana Dhib La’aan Ku Gaartay Wareega 8-da Champions League. 16-March-2016 Kooxda K/Cagta Manchester City ee dalkaasi Ingriiska, ayaa shaqo ay h**e u qabatay ugu soo baxday, wareega 8-da Champions League, iyadoo goolal la’aan ay xalayto ku kala baxeen kooxda Dinamo Kiev. Barbaraha gool la’aanta ayaa dani ugu jirtay kooxda Man City, waayo kulankii h**e ayay 3…
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Telephone
Website
Address
Muqdisho
143