Somali Model

Somali Model

Share

06/04/2020

😭😭AX AX AX xanuun badnaa war naxdin leh Ayaa la ii soo sheegay sii faafi

fadlan haddii aad Online tahay u Duceey β€œ sacdiyo

maxamuud cali" waa gabar soomali ah waxaa ku

dhacay cudurka "corona virus" waxayna ahayd

qofta kaliya qoskooda ku tiirsanaa

wuuna ritay xanuunka 😭😭😭😭 waxayna niga codsaneysaa inaad

U duceysaan waxaa jiri doonta malin aad duco u bahan tahay

Walaal ilaaah baa kugu dhaarshee u ducee walsheeen inuu ilaahey caafiyo

Siina share gareey walaal si qof walbo muslim ah ugu duceeyo
😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

Share garee si umada muslimiinta ugu duceeynaaan walaasheen

25/03/2020

WALAAL HADII AY QISADAAN KUSOO GAARTO SHARE GAREE
Qiso: cajiiba oo Runtii Qalbigaaga Taabaneysa😭😭 dhameyso adoo mahadsan hadad qalbi lee dahay

Wuxu Aha Wiil Dhalin Yaro Ahna 18 Sanno Jir Hooya diis Ayuu Ku Dhahay Hooyo Markaan Gaaro 20 Sanno Maxaa Hadiyad ii Siin Doonta ? Hooyadii Waxay Tiri::Wiilkaygiyow Waqtiga Ma Dhawa Iska Sug Hala Gaaro Maalinta Sanadkaas Gaarto,

Wiilkii Markuu Gaaray Da’da 19 Jir Wuu Xanuun Saday Waliba Xanuun Daran Wuxuna Galay Isbitaal, Dhaqtarkii Isbitaalka Wuxu Ku Yiri Wiilka HooYadiis::Wiilkaga Waxaa Haayo Xanuun Daran Wuxuna Ka Xanuunsanaya Qalbiga (Wadnaha), Hooyadii Waxay Dhaqtarkii Ku Tiri Kheir Bay Noqon Doonta, Waxayna Ku Noqotay Qolkii uu Wiilkeeda Ka Jiifay Isbitaalka, Markuu Arkay hooYadiis oo Murugaysan Wiilkii Wuxu Yiri::Hooyo Dhaqtarka Muxu Yiri ? Waa Dhimanaya Soo Ma Ahan ? Hooyo Xanuunkayga Daawo Malahan Miyaa ?.

Laakiin Hooyadii Wiilkeeda Wax Jawab Ah Ma aysan Siin Waana Ka Soo Baxday Qolkii Uu Wiilkeeda Ku Jiray.. Mudo Kadib Wiilkii Wuu Caafimaday Waxaana Laga Soo Saaray Istibaalkii Asigoo 20 Jir Ah, Waxaa La Keenay Gurigii Ay Daganayeen Asiga Iyo Hooyadiis, Wuxuu Eegay Geesahiisa Wuxuna Ka Wayay Hooyadiis Wuu Raadiyay Wuuna Wayay, Laakiin Sariirtiisa Hoosteeda Ayuu Wuxu Ka Helay Warqad Ama Fariin Ay u Qortay HooYadiis,

Fariinta Waxaa Ku Qorna Qoraal Cajiib Ah Waxayna Aheed Sidatan:: Wiilkaygiyow Maanta Waa Maalinta aad igu Tiri Hadaan Gaaro Hooyo Maxaad Hadiyad ii Siin Doonta Labo Sanno Ka Hor ?! HooYo Xasuuso Maalintaas Ma Garaneen Waxaan Hadiyad Ku Siiyo waqti xadirkas, Laakiin Hooyo Maanta Waxaan Hadiyad ku Siiyay Nolashayda Waxaan Hadiyad ku Siiyay Qalbigayga Waxaana Ku Bixiyay Wadnahayga Ee Hooyo ii Xafid!!

Taasi Waa Hadiyada ugu Qaalisan Ee uu Qof Bini.aadama Qof siiyo Hadiyadas Cidna Ma Bixin Karto Ilaa Aabo Iyo Hooyo Mooyaane, Walal Dib Iskugu Noqo Maanta oo Eeg Halkaad Ka Jogto Waalidka Ku Dhalay ku Dhowrayna Kuna Bar Baariyay Bar Baarinta Wanaagsan …
Runtii Hooyo Waa Hooyo Ama Hanoolato Ama Ha Dhimato Allow Hooyo Abaalkeeda Jano Ugu BadalπŸ™β€οΈAamiin

Hadii Hooyo kugu weyntahay share garey
Hoyo macaaan allow kuxafidπŸ™πŸ™πŸ™πŸ™

Want your business to be the top-listed Photography Service in Muqdisho?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Category

Telephone

Website

Address


Muqdisho