IMPROVING KNOWLEDGE OF STUDENTS IKOS

IMPROVING KNOWLEDGE OF STUDENTS IKOS

Share

09/02/2018

ADIGA MATAHAY QOF ABUURAN KARA WADDO UGAAR AH SI AAD U GUULEYSATO?

Marka aan dooneyno in aan abuurano waddo inoo gaar ah waxyaabo badan ayaa nagu qasbi kara, sida in aan caqabada kala kulano gaarista hadafkii aan kalaheyn nolasheyna arintaasna eey sabab u tahay waddada aan u mareyno oo ah mid aan inoo qalmin inoona saamaxeynin ka mira dhalinta hadafkeena.
dadka badankooda xiliyadaas wey niyad jabaan halka in kale oo badan eey sameystaan wado u gaar ah iyagoo ka weycanayo dhamaan wixii caqabada ku ahaa, sida dhaqamada xun xun, asxaabta aan jecleen hormarkeena, waxyaabaha dib u dhaca u keena hamiga sare iyo dhaqamo kale oo kaa hor istaagayo gaadhista hadafkaaga. hadaba waxaa qasab ah in aad u marto ka mira dhalinta hadafkaaga waddo walba si aad u hesho waddada guusha.....

W/Q: Umulkhayr Mohamed

MAHADSANIDIIN....

Improving Knowledge Of the Students {IKOS}

Want your school to be the top-listed School/college in Mogadishu?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Category

Telephone

Address


Mogadishu
00252

Opening Hours

Monday 09:00 - 15:00
Tuesday 09:00 - 15:00
Wednesday 09:00 - 15:00
Thursday 09:00 - 13:00
Saturday 09:00 - 15:00
Sunday 09:00 - 15:00