Kaafiye Technology Center - KTC

Kaafiye Technology Center - KTC

Share

26/05/2026

Ciid Mubaarak

Kaafiye Technology Center waxay hambalyo diirran oo ku aaddan munaasabadda Ciidul Adxaa la wadaageysaa dhammaan Macaamiisheena sharafta leh ee na aamintay, Ardaydeenna qiimaha badan, Holwadeennada shirkadda iyo guud ahaan ummadda Muslimiinta gaar ahaan umadda Soomaaliyeed meel kasta oo ay joogaan.

Waxaan Alle ka baryeynaa inuu ciiddaan nooga yeelo mid barwaaqo, nabad, caafimaad iyo horumar ku suntan.

Ciid Mubaarak, تقبل الله منا ومنكم صالح الأعمال

Want your business to be the top-listed Computer & Electronics Service in Mogadishu?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Telephone

Address


Howl-Wadaag Street
Mogadishu