Center For Somali Progress
𝗠𝗮𝗿𝗮𝗯𝘁𝗮𝗮 𝗶𝗻 𝗮𝗮𝗱 𝗯𝗮𝗿𝗮𝘁𝗼 𝗦𝗼𝗰𝗶𝗮𝗹 𝗺𝗲𝗱𝗶𝗮 𝗺𝗮𝗻𝗮𝗴𝗺𝗲𝗻𝘁 𝘀𝗶 𝗮𝗮𝗱 𝗸𝘂 𝗸𝗼𝗿 𝗱𝗵𝗶𝘀𝗼 𝘅𝗶𝗿𝗳𝗮𝗱𝗮 𝗮𝗱𝗶𝗴𝗼𝗼𝗻 𝘄𝗮𝘅 𝗸𝗵𝗮𝗿𝗮𝘀𝗵 𝗮𝗵 𝗯𝗶𝘅𝗶𝗻𝗶𝗻.?
21/01/2025
𝐈𝐜𝐥𝐚𝐚𝐦𝐢𝐧: 𝐓𝐚𝐛𝐚𝐛𝐚𝐫 𝐁𝐢𝐥𝐚𝐚𝐬𝐡 𝐚𝐡 𝐨𝐨 𝐞𝐞𝐲 𝐪𝐚𝐛𝐚𝐧𝐞𝐲𝐬𝐨 𝐗𝐚𝐫𝐮𝐧𝐭𝐚 𝐇𝐨𝐫𝐮𝐦𝐚𝐫𝐢𝐧𝐭𝐚 𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐞𝐞𝐝.
Waxaan ku faraxsannahay inaan shaaca ka qaadno tababar cusub oo loogu talagalay kor u qaadista awoodaha hal-abuurka iyo horumarinta shaqada. Tababarka oo cinwaankiisu yahay:
"𝐀𝐈 𝐟𝐨𝐫 𝐏𝐫𝐨𝐠𝐫𝐚𝐦𝐦𝐢𝐧𝐠: 𝐑𝐞𝐝𝐞𝐟𝐢𝐧𝐢𝐧𝐠 𝐭𝐡𝐞 𝐅𝐮𝐭𝐮𝐫𝐞 𝐨𝐟 𝐒𝐨𝐟𝐭𝐰𝐚𝐫𝐞 𝐃𝐞𝐯𝐞𝐥𝐨𝐩𝐦𝐞𝐧𝐭"
Wakhtiga iyo Goobta:
Taariikh: 𝐉𝐚𝐧 𝟐𝟖, 𝟐𝟎𝟐𝟓
Waqtiga: 𝟖:𝟎𝟎 𝐏𝐌 𝐢𝐥𝐚𝐚 𝟏𝟎:𝟎𝟎 𝐏𝐌
Goobta: 𝐆𝐨𝐨𝐠𝐥𝐞 𝐌𝐞𝐞𝐭
Tababarkan lacag la'aanta ah waxaa ka faa'iideyn doonaa dadka doonaya inay bartaan sida ay uga faa'iideysan karaan AI si ay u horumariyaan howlahooda programing ka, una kordhiyaan waxqabadkooda.
Haddaba, si aad uga mid noqoto ka-qaybgalayaasha, fadlan ku soo biir Groupkan:
https://chat.whatsapp.com/JHA0mqH1WdQ57GV9adngJs
Tababarkan dadka ka soo qeeyb galo waxa eey heli doonaan shahaado.
25/11/2024
𝐈𝐜𝐥𝐚𝐚𝐦𝐢𝐧: 𝐓𝐚𝐛𝐚𝐛𝐚𝐫 𝐁𝐢𝐥𝐚𝐚𝐬𝐡 𝐚𝐡 𝐨𝐨 𝐞𝐞𝐲 𝐪𝐚𝐛𝐚𝐧𝐞𝐲𝐬𝐨 𝐗𝐚𝐫𝐮𝐧𝐭𝐚 𝐇𝐨𝐫𝐮𝐦𝐚𝐫𝐢𝐧𝐭𝐚 𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐞𝐞𝐝.
Waxaan ku faraxsannahay inaan shaaca ka qaadno tababar cusub oo loogu talagalay kor u qaadista awoodaha hal-abuurka iyo horumarinta shaqada. Tababarka oo cinwaankiisu yahay:
"ChatGPT for Content Creators: AI-Powered Content Writing, Productivity, and social media marketing"
Wakhtiga iyo Goobta:
• Taariikh: Nov 28, 2024
• Waqtiga: 8:00 PM ilaa 10:00 PM
• Goobta: Google Meet
Tababarkan lacag la'aanta ah waxaa ka faa'iideyn doonaa dadka doonaya inay bartaan sida ay uga faa'iideysan karaan AI si ay u horumariyaan wax-soo-saarkooda shaqo, una kordhiyaan waxqabadkooda.
Haddaba, si aad uga mid noqoto ka-qaybgalayaasha, fadlan ku soo biir Groupkan:
https://chat.whatsapp.com/JHA0mqH1WdQ57GV9adngJs
Ka faa’iidayso fursaddan oo ku soo biir Groupkan.
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Contact the organization
Website
Address
Mogadishu