Central University for Science and Technology
25/04/2026
Waxaa si rasmi ah uga bilowday Jaamacadda Central imtixaanka Semester-ka Koowaad ee barnaamijka Postgraduate Diploma in Educational Administration (Diploomka Sare ee Maamulka Waxbarashada).
Imtixaankan ayaa ah mid lagu qiimeynayo heerka aqooneed iyo fahamka ardayda ee maadooyinkii ay barteen inta lagu guda jiray semester-ka koowaad.
📚 Maamulka Jaamacadda Central Waxaa uu u rajaynaynaa dhammaan ardayda guul iyo nasiib wacan.
21/04/2026
Waxaa si rasmi ah uga socda xarumaha Jaamacadda Central imtixaanka Mid-Term ee sanad dugsiyeedka 2025–2026. Ardayda ayaa si nidaamsan uga qeyb qaadanaya imtixaannada, iyadoo howlwadeenada jaamacaddu ay hubinaayaan hufnaanta imtixaanka.
Maamulka iyo macallimiinta jaamacadda waxay ardayda u rajeynayaan guul iyo natiijooyin wanaagsan. 📚✍️
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Contact the school
Telephone
Website
Address
Mogadishu
252
Opening Hours
| Monday | 08:00 - 17:00 |
| Tuesday | 08:00 - 17:00 |
| Wednesday | 08:00 - 17:00 |
| Thursday | 08:00 - 17:00 |
| Saturday | 08:00 - 17:00 |
| Sunday | 08:00 - 17:00 |