SIMAD Graduated Students Club

SIMAD Graduated Students Club

Share

06/09/2022

إِنَّا لِلّهِ وَإِنَّـا إِلَيْهِ رَاجِعونَ

Dhamaan bahweynta Jaamacadda SIMAD oo ay ugu horeeyaan maamulka, macalimiinta, iyo ardayda waxay halkaan tacsi tiiraanyo leh u dirayaan ehelka, qaraabada iyo asxaabta uu ka geeriyooday Ustaadkeenna qaaliga Ustad Ibraahiim Maxamed Sheikh (Kabaweyne) oo saakay ku geeriyooday magaalada Muqdisho. Marxuumka waxan ilaahay uga baryaynaa in uu janadiisa ka waraabiyo ehelkii iyo asxaabtii uu ka geeriyoodayna samir iyo iiman uu siiyo. Aaamiin.

04/08/2021
Want your business to be the top-listed Advertising & Marketing Company in Mogadishu?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Telephone

Website

Address


Km5, ZOBE
Mogadishu
2521