Xaydar Tech

Xaydar Tech

Share

30/04/2026

AI ma Bedelidoona Designers-ka…

Wax badan Ayaynu maqalnaa , markasta oo uu soo boxo AI Model cusub , khalaas waxay u dhamaatay ,designers ama programmers iyo wixii la mid ah .

Haddaba Taasi Ma runbaa?

My taasi sax maaha, AI Wuxuu kala saaraya Xirfadlayaasha runta ah iyo kuwa iska caadi ah.
Maanta AI wuxuu sameyn karaa:
βœ”οΈ Logo
βœ”οΈ Post
βœ”οΈ Design β€œfiican oo degdeg ah”

Laakiin hal shay ma sameyn karo…

πŸ‘‰ Waa Hal-Abuurkaga iyo Hab-Fikirkaaga Markii aad Xirfadle sare Tahay .

Xirfdalyaasha runta ah Waxay Leeyiihin
β€’ Fikir (strategy ah)
β€’ Hal-abuur (unique ah)
β€’ Fahamka Dareenka Macmiilka
β€’ Abuurka Sheeko Quruxbadan (storytelling)
β€’ Uhelidda Xalwaara dhibaatada Macmiilkiisa (problem solver)

⚠️ Runta Qadhaad:
Haddii aad tahay β€œdesigner qurxin kaliya yaqaanna”…
AI h**e ayuu kuu dhaafay. Ψ΄Ψ¦Ψͺ Ψ§Ω… ابيΨͺ

πŸš€ Laakiin haddii aad tahay Xirfadle run ah Garanaya Waxa uu Samaynayo :
πŸ‘‰ AI wuxuu noqonayaa hubkaaga, ee ma aha cadowgaaga
πŸ’¬ Xasuusnow:
AI wuxuu bixiyaa options,
Laakiin guusha waxaa go’aamiya maskaxdaada.

04/11/2025

π€πŸπŸπ’π§π’π­π² 𝐛𝐲 π‚πšπ§π―πš

Canva waxay iibsatey Affinity, kadibna waxay ka dhigtay hal barnaamij oo u dhigma saddexda app ee ugu awoodda badan ee Adobe β€” Photoshop, Illustrator, iyo InDesign.

Waxaad hadda hal meel ku samayn kartaa sawir, vector, iyo qaabaynta bugaagta, adigoon u baahnayn barnaamijyo kala duwan.

Barnaamijkan cusub waa bilaash qof walbana wuu isticmaali karaa, wuxuuna leeyahay awood xirfadeed la mid ah Adobe, balse si fudud loo isticmaali karo oo aan lahayn Kharash badan.

Wali ma tijaabisay π€πŸπŸπ’π§π’π­π² ?

#π€πŸπŸπ’π§π’π­π² 𝐛𝐲 π‚πšπ§π―πš

Photos from Xaydar Tech's post 24/10/2025

✨ Optima ✨

➑️ Optima waa shirkad ku shaqo leh noocyada kala duwan ee muraayadaha – eyeglasses & sunglasses.

- Waxaa aasaasay dhalinyaro Soomaaliyeed oo hal-abuur leh.

- Waxaan ka caawinay in aan u dhisno brand soo jiidasho leh oo ka turjumaya shaqada ay qabtaan.

- Muuqaalka iyo fariinta brand-ku waxay diiradda saaraysaa quruxda iyo ilaalinta aragga.

➑️ Halkaan ka daawo "Behance"
"https://www.behance.net/gallery/237210205/Optima"

Want your school to be the top-listed School/college in Mogadishu?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Telephone

Address


Mogadishu