MASST School
08/07/2026
𝗖𝗼𝗺𝗶𝗻𝗴 𝗦𝗼𝗼𝗻, 𝗠𝗔𝗦𝗦𝗧 𝗜𝗻𝗻𝗼𝘃𝗮𝘁𝗶𝗼𝗻 𝗛𝘂𝗯!
Waxaa dhawaan daaha laga qaadi doonaa MASST Innovation Hub, waa xarun cusub oo loogu talagalay in lagu abuuro, lagu hormariyo, laguna dhiirrigeliyo jiilka hal-abuurka 𝗦𝗼𝗼𝗺𝗮𝗮𝗹𝗶𝘆𝗲𝗲𝗱.
📞 𝗫𝗮𝗿𝘂𝗺𝗮𝗵𝗮 𝗠𝗔𝗦𝗦𝗧 𝗦𝗰𝗵𝗼𝗼𝗹
📍 Howl-wadaag (Bakaaro): +252 615 770 666
📍 Taleex (Degmada Hodan): +252 612 662 272
01/07/2026
Maamulka Dugsiga MASST ayaa maanta Abaal marin maaliyadeed gudoon siiyay guuleystayaasha Tartan aqooneedkii 2025 - 2026 ee Dugsiga MASST Faraca BAKARO ee kala galay Kaalinta 1aad iyo kaaalinta 2aad.
Fasalka MB60-F1 ayaa hantay guusha tartanka, halka Fasalka MB55 ay galeen kaalinta labaad.
Hambalyo ayaan wada leenahay labada kooxba.
"MASST Waa Mustaqbalka Bulshada".
-Bakaaro
20/06/2026
🎓📚 𝗧𝗮𝗹𝗹𝗮𝗮𝗯𝗼 𝗸𝗮𝘀𝘁𝗮 𝗼𝗼 𝘄𝗮𝘅𝗯𝗮𝗿𝗮𝘀𝗵𝗼 𝘄𝗮𝘅𝗮𝘆 𝗸𝘂𝘂 𝗱𝗵𝗼𝘄𝗲𝘆𝗻𝗮𝘆𝘀𝗮𝗮 𝗴𝘂𝘂𝘀𝗵𝗮.
Ardeydeenna oo tiradoodu gaareyso 160 𝗮𝗿𝗱𝗮𝘆 ayaa 𝗜𝗺𝘁𝗶𝘅𝗮𝗮𝗻𝗸𝗮 𝗦𝗵𝗮𝗵𝗮𝗮𝗱𝗶𝗴𝗮 ee sanad-dugsiyeedka 2025–2026, ku galaya xarumo kala duwan oo ku yaalla magaalada 𝗠𝘂𝗾𝗱𝗶𝘀𝗵𝗼, iyagoo u diyaar garoobay inay muujiyaan dadaalkii iyo aqoontii ay soo barteen muddadii waxbarashada.
📞 𝗫𝗮𝗿𝘂𝗺𝗮𝗵𝗮 𝗠𝗔𝗦𝗦𝗧 𝗦𝗰𝗵𝗼𝗼𝗹:
📍 Howl-wadaag (Bakaaro): +252 615 770 666
📍 Taleex (Degmada Hodan): +252 612 662 272
Click here to claim your Sponsored Listing.
Contact the school
Telephone
Website
Address
Mogadishu
252