GoolkaTv
15/01/2024
KOONFUR GALBEED LA,aanteed waa la socon waayay gabi ahaanbta tartankana waa la joojiyay:
Guddi heer sare ah ayaa biri aadi doona magaalada Baydhaba kuwaasi oo kooban Xiriirka kubadda cagta,Wasaarada Dhalinyarada iyo cayaaraha iyo guddi kale oo heer federdaal ah oo wasiiro iyo xildhibaano kuwaasi kusoo qancin doona koonfur Galbeed sidii ay dib ugu soo laaban lahaayeen Muqdisho oo tartanka dib usii amba qaadaan balse taasi suura galmadeeda aad ayay u adagtahay.
Lama oga waxa ay ka yeeli doonaan Koonfur galbeed inkasta si wanaagsan loo qaabili doono guddigaasi waxayna la fadhiisan doonaan madaxda Sportska iyo kuwa dowladaba Koonfur Galbeed si ay u aqbalaan in ay tartanka dib ugu soo laabtaan.
Ogow koonfur galbeed waa xubin kamid ah dowlada goboleedyada,xiriirka kubadda cagta oo saameen balaaran ku leh siyaasada iyo sportska dalka.
HIRSHABELLE DHIBCIHII AY XISAABSADEEN EBER MIYAA?
14/01/2024
Farmaajo iyo wasiirkiisii isboortiga
Hadda ka hor wasaaradda isboortiga waxaa loo dhiibay wasiir gabgable ah (xamza) oo aan aqoon shaqadiisa wuxuuna soo farageliyay howlaha Olimbikada iyo xiriirrada.
Kaddib maxaa dhacay?
Farmaajo ayaa yiri war arrimahan shaqadaada maahan ee faraha kala bax sidaasna shaqada isboortiga waa kusii socotay si habsami leh wasiir gabgablena faraha ayuu kala baxay. Qofku wax aan shaqadiisa ahayn haduu faraha la galo qaladaad badan ayaa dhaca.
Cali Yare Cali Ciyaartooyda soomaaliyedAbdi Osman DaameyCaraawi Ahmed Caraawi
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Website
Address
Maka Al Mukarama
Mogadishu
252