SalaamProperties

SalaamProperties

Share

Photos from SalaamProperties's post 16/04/2023

Kuso dhawoow Playground-ka ugu wayn Somalia.
وما ادراك دار السلام

Beerta Darusalaam Maqashaye ma booqatay, bal so booqo ciidul fidri Mubarak ee so socota oo caruurta kafarxi maalmaha ciida ileen maalinkasta ciid mahan. كل يوم مش عيد

Waxa halkaas kugu diyaar ah qalabka kala duwan sida

1- Gawarida electric ah
2- Doomaha dalxiis-ka
3- Wiifowyada kala duwan ee electric ah
4- Train kii
5- Dabashi
6- Family Rooms
7- Goobaha nasiinada
8- Qalab-ka manual-ka ah
9- Fardaha booda
10- Xayawanaad-ka kala duwan ( yaxaas, waraabe, libaax, bakeyle, deero, sagaaro, shibit dureed, masas iyo Qaarkaloobadan)
11- Masajid wayn iyo maqayado laga cunteeyo
12- Gadiidka gurmad-ka ee Gar-gaarka dag daga dabdamis iyo Ambulance.

Balanteenu waa darusalaam playground iyo maalmaha ciida, kaalaya kaalaya oo ku dalxiisa oo ku dakeeya.

15/04/2023

Mudanayaal, Marwooyin iyo muluqshoodhin ciida sanadka 2023 xagee ku ciidaysa adiga iyo caruurtaada.

Beerta Darusalaam waxa lagu so kordhiyay qalab cusub oo loogu talagalay in aad adiga iyo caruurtaada ku damashadaan

Nagula so Ciid Darusalaam Playground oo caruurta ka farxi maalmaha ciida كل يوم مش عيد

Want your business to be the top-listed Finance Company in Mogadishu?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Telephone

Address


Darusalaam City
Mogadishu
252