HOYGA XAMAR
Rowda Ibraahim o ka tirsan Ardayda Sanad Dugsiyeedkan u fadhiisan doonto imtixaanka qaranka ee Fasalka 12aad aya ka hadlaysan dareenkeeda ku aadan imtixaanka
𝗗𝘂𝗴𝘀𝗶𝗴𝗮 𝗛𝗼𝘆𝗴𝗮 𝗫𝗮𝗺𝗮𝗿(𝗧𝗮𝗯𝗲𝗲𝗹𝗮𝘀𝗵𝗮. 𝗦𝗵.𝗜𝗯𝗿𝗮𝗵𝗶𝗺) wuxuu si rasmi ah ugu diyaar garoobayaa ka qeybgalka tartanka kubadda cagta ee 𝗥𝗢𝗬𝗔𝗟 𝗦𝗖𝗛𝗢𝗢𝗟𝗦 𝗖𝗨𝗣, oo ay martigalineyso Degmada 𝐆𝐚𝐫𝐚𝐚𝐬𝐛𝐚𝐚𝐥𝐞𝐲.
Tartankan waxaa ka qeybgalaya dugsiyo kala duwan oo ka socda Degmada iyo qeybo ka mid ah degmooyinka Gobolka Banaadir, iyagoo ku tartamaya xirfad, xeelad iyo ciyaar wanaag.
Kooxda Dugsiga Hoyga Xamar waxay muujiyeen tababar adag, isku duubni iyo karti sare, iyagoo diyaar u ah inay muujiyaan ciyaar qurux badan oo guul horseeda.
Goordhow Isha ku haay Natiijada
HOYGA XAMAR iyo 𝐌𝐚𝐢𝐝𝐚 𝐌𝐨𝐝𝐞𝐥 𝐒𝐜𝐡𝐨𝐨𝐥
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Contact the school
Telephone
Address
Mogadishu
Opening Hours
| Monday | 07:00 - 17:00 |
| Tuesday | 07:00 - 17:00 |
| Wednesday | 07:00 - 17:00 |
| Thursday | 09:00 - 17:00 |
| Saturday | 07:00 - 17:00 |
| Sunday | 07:00 - 17:00 |