SALAAM UNIVERSITY

SALAAM UNIVERSITY

Share

14/04/2026

OGEYSIIS MUHIIM AH

Jaamacadda Salaam waxay si sharaf leh ugu wargelinaysaa dhammaan ardayda daneyneysa waxbarashada sare (Postgraduate Program), in si rasmi ah loo furay isdiiwaangelinta ardayda cusub ee Sannadka 2026, oo ay iska kaashanayaan Jamacadda Nilai iyo Jamacadda Salaam.

Barnaamijyada diyaarka ah Semester-kaan waxaa kamida:
1. Master of Business Administration (MBA)
2. MBA in Banking and Finance
3. MBA in Human Resource Management (HRM) iyo
4. MBA in Marketing

Fursad Dahabi ah!
Ka faa’iideyso fursadaan qaaliga ah oo aad ku kasban karto shahaadada Master-ka muddo kooban oo hal sano ah.

Wixii Faahfaahin Dheeraad ah fadlan booqo xarunta Postgraduate ka ee Taleh Campus ama laxariir : 605062/ [email protected]

Ha seegin fursaddan – Maalgeli aqoontaada, dhisna mustaqbal ifaya!

Want your school to be the top-listed School/college in Mogadishu?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Telephone

Address


Wadnaha Street
Mogadishu