Somali Olympic Committee
Guddiga Olombikada Qaranka Soomaaliyeed oo Shir Degdeg ah Isugu Yeeray Xiriirrada Ciyaaraha Dalka kaasoo looga arinsanayo arimaha sports ka iyo caqadaha ay Wasaaradda Dhallinyarada iyo Isboortiga ku hayso hay’daha maamula Isboortiga Dalka.
03/01/2026
Guddiga Olimbikada Soomaaliyeed ayaa maanta waxay isugu yimaadeen shir aan caadi aheyn oo ay ka soo qeybgaleen Xiriirrada iyo Urarrada Ciyaaraha dalka.
Shirka ayaa Waxaa hoosta looga xariiqay in la ilaaliyo midnimada iyo madax banaanida hay’adaha isboortiga dalka.
Waxaa sidoo kale xubnaha isla qaateen ilaalinta sharci ahaanta doorashadii dhacday 24 Oktoobar 2024 oo lagu doortay xubnaha Guddiga Fulinta 2024-2028.
Waxay Xiriirrada iyo Urrada Isboortiga dalka ka digeen isku dayada gurracan oo la rabo in lagu wiiqo habsami-u-socodka dhaqdhaqaaqa isboortiga dalka.
21/12/2025
Guddoga Olimbikada Soomaaliyeed oo kaashanaya Olympic Solidarity, World Taekwondo iyo Xiriirka Soomaaliyeed ee Taekwondo-ga ayaa waxay tababar isugu jira tababar macalimiin iyo mid tababarayaal u diray macalimiin iyo Ciyaartoy magaalada Addis Ababa, Ethiopia. Tababarkaan ayaa socon doona 22-28 December 2025.
Tababarkaan ayaa kor u qaadi doona heerka Xiriirka Soomaaliyeed ee Taekwondo-ga.
19/12/2025
Inaa Lillaahi Wa Inaa Ilayhi Raajicuun,
Guddoomiyaha Guddiga Olimbikada Qaranka Soomaaliyeed ayaa Isagoo ku hadlaaya magaciisa, midka Gudoomiye ku xigeenada, Xubnaha Gudiga Olombikada Qaranka Soomaaliyeed iyo midka Xiriirada kala duwan ee Isboortiga Dalka, ayaa waxaa halkaan Tacsi uga dirayaa Qoyska, Qaraabada iyo dhamaan Bahda Isboortiga Dalka, isaga oo uga tacsiyaynaya geerida Macallin Tuke oo ku geeriyooday Muqdisho. Allaah ha u Naxariisto, Allaah ha ugu deeqo raali ahaanshihiisa, Sakaraadka waa moodyaye su'aasha Allaah ha u fududeeyo, qabriga Allaah ha u waasiciyo Aammiin. Qoyska iyo Bahdana Isbortigana Samir iyo Iimaan Saadaq ah Allah ka siiyo.
Somalia Makes Historic Debut in International Swimming – Singapore 2025
In a momentous occasion for sports and national pride, Somalia has made its inaugural appearance at the World Aquatics Championships held in Singapore this year. This landmark event marks a significant milestone in the nation’s participation in international swimming competitions, as Somalia's flag was raised for the first time in the pool.
The Championships have not only provided a platform for Somali athletes to showcase their talents but also symbolize a turning point for the country’s sports development. The participation is seen as a celebration of resilience and hope, highlighting Somalia’s commitment to fostering athletic talent amidst a backdrop of historical challenges.
The athletes representing Somalia have embraced this opportunity with enthusiasm and pride, drawing attention from both local and international audiences. Their participation serves as an inspiration to future generations of Somali swimmers and athletes, encouraging a culture of sports within the nation.
The visibility gained from this debut is expected to encourage more investment in swimming programs and facilities back home, nurturing emerging talents who can compete on the world stage in the years to come.
As Somalia's journey in international swimming begins, it opens doors for greater participation in other sporting events and reinforces the belief that dedication and talent can overcome any barrier. The historic raising of the Somali flag in Singapore resonates deeply, marking a proud chapter in the nation’s sporting history.
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Contact the organization
Telephone
Website
Address
Corso Somalia Road, Shingani
Mogadishu