Bulaal Service
30/10/2023
Waqtiyadii ugu dambeeyey waxan ka qeyb qaadanay qurxinta iyo kor u qaadista bages kala duwan kuwaas oo dhamaantood ahaa kuwa aad u hooseeya, (zero Followers & likes) waxan ka dhignay kuwa aad u sareeya kana soo dhex muuqday saaxada Facebook oo dad badana ay ku xirmeen.
Bageska aan u adeeganay waxaa ka mid ah, bages ganacsi, shirkado, warbaahin, hay'addo, wasaarado, siyaasiiyiin, iskuullo, jaamacado iyo kuwa shaqsiyaadba
Waxan sidoo kale garab iyo dhiirigillin u noqonay dhalinyarada hibada iyo hal abuurka leh ee doonaya aqoontooda in ay ku soo bandhigaan baraha bulshada, inagoo ku soo xirnay followers badan si ay dhaqaalo ugu sameeyan warbixinada ay soo gelinayaa bageskooda.
Bulaal service waxay u taagantahay hormarinta ganacsigaaga iyo soo bandhigida hal abuurkaaga.
Mahadsanidiin
13/10/2023
Jumma mubarak
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Telephone
Website
Address
Mogadishu