Beydan
U gaar ah dadka aan habeenka cidlaynin.
Beydan Aleen - Square waxa ay furan tahay 24/7.
25/03/2026
Waxaan dib u furnay xaruunteenna Taleex, waa warsan in ay albaabadeennu mar kale u furan yihiin sheekooyinkiinna iyo wejiyadii joogtada ahaa. Sidoo kale waxaan malyan jeer idin ka raaligelinaynnaa ogeysiis la’aantii h**e ee xiritaanka xarunta, waxaan la dareen nahay saaxiibada yimid xaruunta se ka war helay xiritaanka.
Waad ku mahadsan tihiin sugitaanka iyo kalsoonida. Waan soo laabannay, oo isku soo diyaarinnay soo-dhoweyntiinna.
Ciid Mubarak macaamiisheena qaaliga ah meel kasta oo aad joogtaan! 🌍✨
17/03/2026
Safar kasta waxa uu leeyahay barbilow. Maxamed waxa uu ku soo biiray Beydan bishii Sebtembar 2023, isagoo ka hawlgalaya nadaafadda dukaanka, balse niyadda ku haya rabitaan inuu wax barto oo horumar sameeyo.
Maanta, waxa uu taagan yahay makiinadda kafeega. Wuxuu noqday barista lagu kalsoon yahay oo ay dadku si fudud ula qabsadaan, oo xasuusan magacyada iyo dalabka tobannaan qof.
Meeshaad ka bilowdo ma go’aamiso halka aad gaari kartid, Beydan waxa ay ku faanaysa koritaanka noocaan ah innaga oo marwalba qiimaynayna dadka sameeya farqiga.
Every journey has a beginning. Mohamed joined Beydan in September 2023, working as part of the cleaning team, but with a quiet determination to learn and grow.
Today, he stands behind the coffee machine. He has become a trusted barista, someone people feel comfortable with, who remembers the names and orders of dozens of customers.
Where you start does not define how far you can go. At Beydan, we take pride in growth like this, always valuing the people who make the difference.
6-da scene ee ugu caansan shaqada baristaha mid baa ka maqan, yaa sheegi kara?
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Contact the restaurant
Telephone
Website
Address
HQ, Isgoyska Tarabunka
Mogadishu