Banaadir Computer
26/05/2026
Ciidul Adxaa Mubaarak! 🐐
Farxad, nabad iyo barako ayaan idiin rajaynaynaa. Ku ciida caafimaad iyo reynreyn!
21/05/2026
La kulan amniga casriga ah ee Smart Lock Door-ka fur albaabkaaga fingerprint, password, card ama app, si fudud oo ammaan leh, adigoon furayaal u baahnayn.
14/05/2026
Cabinet 600x450 12U , Xalka Amniga Qalabka Isgaarsiintaada!
Si xirfad leh u habey server-ka, switch-ka, router-ka iyo qalabka network-gaaga adigoo helaya keydin ammaan ah, nidaamsan, oo muuqaal heer sare leh.
✅ Ammaan iyo ilaalin qalab
✅ Habeyn fudud oo xirfad leh
✅ Ku habboon xafiisyo, shirkado & network setups
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Contact the business
Telephone
Website
Address
Trepiano Hodan Mogadishu
Mogadishu
252