Sumad Technology Solutions

Sumad Technology Solutions

Share

Photos from Jamhuriya Incubation Center - JIC's post 29/04/2026
25/04/2026

SUMAD Technology Solution
Adeegyo casri ah oo kor u qaadaya muuqaalka ganacsigaaga β€” laga bilaabo Brand & Visual Design
Digital Marketing,
Web Development
Video Production.
Ganacsigaaga maanta u samee muuqaal xirfad leh!

25/04/2026

Happy International Girls in ICT Day πŸ’»βœ¨
Waxaan hambalyo iyo bogaadin u diraynaa dhammaan gabdhaha Soomaaliyeed ee ku jira, jecel, kuna dadaalaya barashada Tiknoolajiyadda iyo ICT-ga.

02/04/2026

Jumma Mubarak

29/03/2026

Ku Soo Dhawoow Team ka
Sumad Technology Solutions waxay si farxad leh ugu dhawaaqeysaa ku soo biirista:
Maryama Mohamed Ali
Digital Marketing & Sales
Maryama waxay ku soo kordhin doontaa shirkadda xirfad suuq-geyn, iib (sales), iyo dadaal kobcinaya ganacsiga.
Ku soo dhawoow Team ka, Maryama!

19/03/2026

πŸŒ™ Ciid Mubaarak! SUMAD Technology Solution waxay idiin rajaynaysaa farxad iyo barwaaqo ✨

09/03/2026

πŸŒ™ 10-ka Danbe ee Bisha Ramadan
Waxaan galnay 10-ka danbe ee bisha barakeysan ee Ramadan β€” maalmo fadli badan leh oo ku jira Laylatul Qadr.
Aan kordhino cibaadada, ducada, iyo camalka wanaagsan.
Allah ha naga aqbalo soonkeena iyo cibaadadeena. 🀲✨

02/03/2026

Ku soo dhowaada Sumad Technology Solutions

Hal-abuur, tiknoolaji, iyo suuq-geyn casri ah ayaan isku xirnaa si aan ganacsigaaga uga dhigno mid muuqda, la xasuusto, lana doorto.

🎨 Graphic Design
πŸŽͺ Event Branding
πŸ“² Digital Marketing
🎬 Animation & Video Production
🌐 Web Design & Development

Sumaddu ma aha logo kaliya…
Waa aqoonsi. Waa dareen. Waa sheeko.

🎯 Hadafkeenu waa cad:
Inaan kaa dhigno mid la arko, la maqlo, lana doorto.

πŸ“© Nala soo xiriir maanta β€” aan bilowno dhismaha sumaddaada guuleysata.
https://wa.me/252613888350

01/03/2026

Ramadan Mubarak

Sumad Technology Solutions waxay si farxad leh ugu dhawaaqeysaa ku soo biirista:

Najma Bashiir Ali
Script Writing & Voice Over Specialist

Najma waxay ku soo kordhin doontaa shirkadda hal-abuurnimo, xirfad qoraal, iyo cod xirfadeed oo sare.

Ku soo dhawoow team, Najma!

01/03/2026

Ramadan Mubarak

Sumad Technology Solutions waxay si farxad leh ugu dhawaaqeysaa ku soo biirista:

Salma Abdullahi Hassan
Content Creator & Storyteller

Salma waxay ku soo kordhin doontaa shirkadda hal-abuurnimo, xirfad qoraal, iyo awood sheeko-wadaag oo tayo sare leh.
Ku soo dhawoow team, Salma!

Photos from Sumad Technology Solutions's post 18/02/2026

Sumad Technology Solution
Waxaan Dib Uhabeen Ku Sameenay Company Brand Sumad Technology Solution

18/02/2026

Sumad Technology Solution
Waxaan Umadda Muslimiinta Qasatan Umadda Soomaliyeed Ugu Bishareynena Curashada Bisha Barakeysan Ee Ramadaan Waxaan Anagoo Ah Bahda Sumadtech Ramadaan Mubarak

Want your business to be the top-listed Media Company in Mogadishu?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Address


Makka Almukarama
Mogadishu

Opening Hours

Monday 08:00 - 17:00
Tuesday 08:00 - 17:00
Wednesday 08:00 - 17:00
Thursday 08:00 - 17:00
Saturday 08:00 - 17:00
Sunday 08:00 - 17:00