farah macalin

farah macalin

Share

15/05/2025

Inta la xaqiijiyay 2 qof oo shacab ah ayaa ku dhintay sidoo kale 33 qof ayaa ku dhaawacmay mudaharaadkii maanta ka dhacay Burco.

Dadka shacabka ah ayaa ciidamadu u adeegsadeen rasaas nool si ay u kala dareeriyaan.
Dadka bannaan-baxa dhigaya oo galabta markale isu-soo baxay fagaareyaasha magaalada ayaa ka gadoodsan war sheegaya in maxaabiis xukuumadda Somaliland siidaynayso inkasta oo xukuumaddu beenisay.

Gelinkii h**e oo xaaladda Burco xumaatay waxa soo farageliyay Saraakiil Millateriga kuwaas oo shacabka si degan ula hadlay kadibna ka codsatay in ay kala dareeraan.

Want your public figure to be the top-listed Public Figure in Mogadishu?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Category

Telephone

Website

Address


Dayniile
Mogadishu