Hamar University
24/06/2026
Maalinta Ashura waa maalin weyn oo barako leh oo ka mid ah maalmaha muhiimka ah ee Islaamka. Waxaa lagu xasuustaa badbaadintii Nabi Muuse (CS) iyo ummaddiisa markii Allah uu ka samatabixiyay Fircoon iyo ciidankiisa, taasoo muujinaysa awoodda iyo naxariista Eebbe.
Nabi Muhammad ﷺ wuxuu nagu booriyay in la soomo maalintan, isagoo sheegay in soonkeedu uu kafaaro-gud u yahay dambiyada sannadkii h**e. Sidaas darteed waa maalin lagu dadaalo cibaado, tawbad iyo xuska Alle, si qalbigu u helo deganaansho iyo ajar badan.
26/05/2026
Gudoomiyaha Jaamacadda Xamar Prof. Abdullahi Sheikh Nor Mohamed wuxuu hambalyada Ciidul Adxaa la wadaagayaa guud ahaan ummadda muslimiinta, gaar ahaana ummadda Soomaaliyeed meel kastoo ay dunida ka joogaan.
Gudoomiyahu wuxuu ummadda u rajeeyey inay ku ciidaan farxad, sanadkaan sanadkiisana uu Eebe nagu gaarsiiyo nabad iyo caafimaad, cimri-dheer iyo cibaado suuban, bash bash iyo barwaaqo.
Gudoomiyuhu wuxuu ku boorinayaa inta Alle wax siiyey in ay garab istaagaan, caawiyaan inta aan wax haysan iyo agoonta si farxadda ciidda loo wada wadaago.
Alle ha inaga wada aqbalo acmaasha suuban ee aan la nimid.
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Contact the school
Telephone
Website
Address
KPP Street Near African Village. Hodan
Mogadishu
252
Opening Hours
| Monday | 07:30 - 17:00 |
| Tuesday | 07:30 - 17:00 |
| Wednesday | 07:30 - 17:00 |
| Thursday | 07:00 - 17:00 |
| Friday | 07:00 - 17:00 |
| Saturday | 07:30 - 17:00 |
| Sunday | 07:30 - 17:00 |