Qalid UI

Qalid UI

Share

01/09/2024

🎨 𝐌𝐚𝐬𝐭𝐞𝐫𝐢𝐧𝐠 𝐌𝐨𝐭𝐢𝐨𝐧 𝐆𝐫𝐚𝐩𝐡𝐢𝐜𝐬: 𝐅𝐫𝐨𝐦 𝐁𝐚𝐬𝐢𝐜𝐬 𝐭𝐨 𝐏𝐫𝐨𝐟𝐞𝐬𝐬𝐢𝐨𝐧𝐚𝐥 𝐓𝐞𝐜𝐡𝐧𝐢𝐪𝐮𝐞𝐬
Courskan waxaan ku barandoontaa dhamaan aasaska animation anagoo ka bilaabi doono gunta hoose 𝗔𝗱𝗼𝗯𝗲 𝗔𝗳𝘁𝗲𝗿 𝗘𝗳𝗳𝗲𝗰𝘁 una gudbi doona 𝐏𝐫𝐨𝐣𝐞𝐜𝐭 -𝐭𝐢𝐲𝐨 𝐚𝐚𝐝 𝐮 𝐰𝐚𝐚𝐰𝐞𝐲𝐧

course-ka waxa uu bilaabmi doonaa 𝟗-𝐒𝐞𝐩𝐭𝐞𝐦𝐛𝐞𝐫-𝟐𝟎𝟐𝟒
waxana uuna ku bixidoona qaab fogaan arag ah (𝐎𝐧𝐥𝐢𝐧𝐞)
hadaba hadaad daneenayso course-kan ku soo biir link-ga
si aad u heshid xoggoo dheeri ah

https://chat.whatsapp.com/Jxq00Y3W8Ns6ojmn01GBfd

11/01/2024

𝗕𝗶𝗴 𝗡𝗲𝘄𝘀
Waqti dheer kadib Waxaa diyaar ah courskii aan wada sugaynay 𝗠𝗮𝘀𝘁𝗲𝗿 𝗼𝗳 𝗠𝗼𝘁𝗶𝗼𝗻 𝗚𝗿𝗮𝗽𝗵𝗶𝗰
Courskan waxaan ku barandoontaa dhamaan aasaska animation anagoo ka bilaabi doono gunta hoose 𝗔𝗱𝗼𝗯𝗲 𝗔𝗳𝘁𝗲𝗿 𝗘𝗳𝗳𝗲𝗰𝘁 una gudbi doona 𝗖𝗼𝗺𝗽𝗹𝗲𝘅 𝗔𝗻𝗶𝗺𝗮𝘁𝗶𝗼𝗻

Inta courska inoo socdo waxaan ku sameen doono projectiyo aad u xiiso badan ,Sida:
-𝗔𝗽𝗽 𝗣𝗿𝗼𝗺𝗼
-𝐀𝐝𝐯𝐚𝐧𝐜𝐞 𝐋𝐨𝐠𝐨 𝐀𝐧𝐢𝐦𝐚𝐭𝐢𝐨𝐧
Iyo inkaloo badan

Haddaba ka faa'iideysi wacan.
iska diiwan gali linkigaan
https://forms.gle/6qoiyMdD2CTXryX87

Workshops 21/12/2023

https://www.youtube.com/watch?v=8InKr8gB468

Workshops In this workshop, we will explore the main differences between fake 3D and real 3D animation. We'll learn how fake 3D animation creates the illusion of depth...

20/12/2023

Workshop kan waxa uu ku bixi doona qaab online ah 𝐆𝐨𝐨𝐠𝐥𝐞 𝐦𝐞𝐞𝐭
Waqtiga: 𝟬𝟴:𝟬𝟬 𝗽𝗺 𝗙𝗶𝗶𝗱𝗻𝗶𝗺𝗼
Kusoo biir : https://chat.whatsapp.com/Jxq00Y3W8Ns6ojmn01GBfd

Want your business to be the top-listed Photography Service in Mogadishu?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Category

Telephone

Website

Address


Mogadishu
252