Prestige Institute
21/04/2025
Waxaa maalinta khamiista inoo qabsoomi doono qaybtii labaad ee seminarkii ku saabsanaa sidee ku noqon kartaa arday ku guuleysta imtixaanka kuna keeni kara Grade Fiican.
Wixii faahfaahin ah nagala soo xariir 61 3262326 ama 619209222
07/04/2025
Sidee ku noqon kartaa arday ku guulayta imtixaanka shahaadiga ee WWHT, Sidoo kale ku baasi kara natiijo sare.
Yuusan ku dhaafin fursadan dahabiga ah.
Wixii faahfaahin ah kala xiriir 619209222 ama 61 3262326
27/03/2025
Jimco wanaagsan dhammaan umadda soomaaliyeed gaar ahaan bahda Prestige Institute, ilahay acmaasha wanaagsan ha inaga aqbalo.
Aan ku dadaalno quraan akhtiska, waxaan ku jirnaa bishii barakaysneyd ee ramadan
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Contact the school
Telephone
Website
Address
Howlwadaag
Mogadishu
252