Gulled_gacalka

Gulled_gacalka

Share

20/02/2020

Run ahantii wa gabar kudayasho mudan gabdhaha walalaheyga ah waxan u shegayaa inay ku dayadaan gabadhani manta gabdhahena musliminta ahi waxay cado ka dhigteen inay heeso iska soodubaa waliba ayagoo cowradoodu banan tahy taasi danbi waa ceeb waa xishood la'aaan waxaana kaga muhiimsan inaad hal aayad aad iska soo duubto aad mesha rabto so galiso waliba waxaad kaheleysaa ajar iyo farxad ay kula farxayan wlalaha musliminta ahi

.G: fadlan share dheh mahadsnid 🙋‍♂️

Want your place of worship to be the top-listed Place Of Worship in Mogadishu?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Telephone

Website

Address


Mogadishu